Sunday July 15th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Beesha Abokor Axmed oo cududoodii isugu gaysay Kulmiye

0
Tuesday November 07, 2017 - 09:10:31 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 391
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Beesha Abokor Axmed oo cududoodii isugu gaysay Kulmiye

    Beesha Abokor Axmed oo cududoodii isugu gaysay Kulmiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beesha Abokor Axmed oo cududoodii isugu gaysay Kulmiye ASC waxa maalmahan ka socda Somaliland olalihii doorashada madaxwaynaha Somaliland iyada oo cidwalba waa xusbiyadee ay jiidanayso wixii dad iyo taageerayaal ay jiidan karaan. yada oo loo adeegsanayo xeelad walba oo la isleeyahay waad ku soo jiidan kartaan dadka, ama balanqaad ha noqoto ama dhaqaale ha noqoto.

Sida aynu ognahay beelaha Somaliland ama deegaanada qaar waxa lagu tiranayay xisbiyo gaara sida beesha bariga Burco oo loo tiranayay xisbiga Kulmiye.
haddaba waxa dhacday in deegaamo badan oo laga filayay Kulmiye ay u diga rogteen xisbiga Waddani halka beesha Abokor Axmed ee Habar Jeclo ku adkaysatay xisbiga Kulmiye oo taageera hiil iyo hooba la barbar istaagtay xisbiga Kulmiye yaga oo ku doortay inuu yahay xisbi ku suntan halgankii Waddanka lagu xoreeyay oo ay isaga dambeeyeen Mujaahid Axmed Siilaanyo iyo Mujaahid Muuse Biixi Cabdi.


Beesha Abokor Axmed waxay ku adkaysteen Kulmiye oo shir balaadhan ku qabsadeen deegadnka Qoryaale oo dabeetana si cad u muujiyeen inay Kulmiye yihiin.

waxa xusid mudan in beeshu dawladii Axmed Siilaanyo ayna wax xila ka qaban taas oo dulmi ku ahayd beesha oo runtii ah beelaha ugu codka badan Gobalka Togdheer iyo waliba qayb libaax ka qaadatay halgankii Somaliland lagu xoreeyay oo rag farabadan ku waayay.

ugu dambayn waxa aynu sugna wa doorashada oo dhacda iyo guusha oo Kulmiye raacda inshaaAllah.


Shukri Rashid

Hargaysa, Somaliland


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO