Saturday July 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Doorashadii intabadan lawadasugayay waqtiyar ayaa kadhiman, waxaa lafilayaa in waqtikayar todobaad Somaliland uu kadhasho hogaan kuyimi codka shacabka.

0
Wednesday November 08, 2017 - 17:36:15 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashadii intabadan lawadasugayay waqtiyar ayaa kadhiman, waxaa lafilayaa in waqtikayar todobaad Somaliland uu kadhasho hogaan kuyimi codka shacabka.

    Todobadii sanno ee xukunka hayay xisbiga kulmiye dadka reer Somaliland waxay kadhaxleen wayo-aragnimo iyagoo dadkii xukumada katirsana qof waliba wax umadu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Todobadii sanno ee xukunka hayay xisbiga kulmiye dadka reer Somaliland waxay kadhaxleen wayo-aragnimo iyagoo dadkii xukumada katirsana qof waliba wax umadu

Todobadii sanno ee xukunka hayay xisbiga kulmiye dadka reer Somaliland waxay kadhaxleen wayo-aragnimo iyagoo dadkii xukumada katirsana qof waliba wax umadu kucalaamadisay.

Wasiirka wasaarada macdanta iyo tamartaxuseen cabdi ducaale,intii xilka uu hayay madaxweynaha Somalilandsiilanyowuxuu kamid ahaa xukumadaas, halsanno markii uuhayay xilkaas waxay iskudhaceen wasiirkii maaliyada Somaliland ee waqtigaasmaxamed xaashiiyagoo iskumaandhafay lacag uu wasiirka maaliyadu u arkay indualelunsaday, madaxweyne siilanyo ayaa talaabo xilka kaqaadisa kusameeyey wasiirkii maaliyadaee waqtigaas,maxamed xaashidad aad ubadan ayaa uyaqaana nin kusafaysan inuu necebyahay boobka hantida umada.

Laba iyo badh kadib wasiirduaalewaxaa maqaal kaqoray jariiradi ugu caansanaa Somaliland eehaatufisagoo jariiradaasi sobandhigtay eedo musuqmaasuq oo baahsan oo ay kusheegtay wasiirka, islamarkiiba wasiirdualewuxu talaabo kaqaaday jariiradii haatuf isago kuso oogay dacwado arinta laxidhiidha, ugu danbaytii waxaa loo laabay oo albaabada layskugudhufatay jariiradii haatuf oo ila hadada arinta uxidhan.

Wasiir duale waa wasiir kucalaamadaysan eedo musuqmaasuq hada oo olole lagujiro wuxuu bilaabay in dhalinyada mabaadi'doda dhaafsisado hantida umada iyadoo maanka laguhayo in Somaliland waxkayar halweek lafilayo in hogaan cusubi kadhasho.



musharaf ahmed osman.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO