Sunday July 15th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

AKHRISO:BAAHIN Qandaraas,Dawlada Hoose Ee Magaalada Burco

1
Saturday November 18, 2017 - 11:57:09 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 1791
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKHRISO:BAAHIN Qandaraas,Dawlada Hoose Ee Magaalada Burco

    AKHRISO:BAAHIN Qandaraas,Dawlada Hoose Ee Magaalada Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

AKHRISO:BAAHIN Qandaraas,Dawlada Hoose Ee Magaalada Burco
Baahin Qandaraas

09/11/ 2017

Tixraac: DHB/BUR/SDM/001/17
Golaha deegaanka ee degmada Burco wuxuu ka helay maalgellin mashruuca qaramada midoobay ee Dawladaha hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (UN – JPLG – SDM ) Road Maintenance , waxaanu jecelahay in qayb ka mid ah maalgellinta uu u isticimaalo Mashaariicda hoos ku qoran:
Sidaas darteed, Golaha Deegaanka ee Degmada Burco waxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo ku haboon inay qabtaan shaqooyinka hoos ku qoran:
1. SDM - Maintaining and Up-grading of Wadada Sakada (310m), Wadada Qasabka (320m), Hodan Qaylo (280m) and Qolombi mosque (200m)
Tarmac with gravel section Roads-Buro'a- 2017 Dukumentiga qandaraaska waxa la helayaa laga billaabo taariikhda: 9/11/2017
ilaa 22/11/2017 Golaha deegaanka ee Burco, qiimuhu waa $10 qandaraaskiiba. Qandaraaslihii soo doonata waxa loo jari doonaa rasiidh. Qandaraaslayaashu waa inay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska. Qandaraska warqadahiisa waxa la furayaa; 22/11/2017. (wakhtiga; 9:00AM ee Maalinta Arbacada. Qandaraasyada oo dhan waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa: Xafiiska Mashaariicda D/hoose ee Degmada Burco, ka hor wakhtiga kama dan baysta (Deadline) oo ah Taariikhda: 22/11/2017 ee saacaduna tahay: 9:00:AM ee maalinta Arbacada. 
Qandaraasyada markaa ka dib ayaa la furi doonaa, iyadoo ay goobjoog ka yihiin wakiilada qandaraaslayaasha doonaaya inay soo xaadiraan.
Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shir qandaraas, 4 cisho ka dib maalinta qandaraaska la naadiyo, taariikhda; 13/11/2017, waqtiga; 09: 00 a.m, Goobta; _Hoolka Shirarka ee Dawlada Hoose si loogu faafahiyo waxyaabaha ku qoran qandaraaska haddii ay u baahdaan.
NB. Dhamaan Qandaraasleyaasha Waxaa lagu war galinayaa inay ku tallo galaan ama u diyaar garoobaan Cashuurta Mashruuca ku waa jibtay taasi oo dhan 3%


Qiimaha Mashruuca oo dhan.

Waxyaabaha loo baahan yahay in lagu soo lifaaqo Qandaraaska;
No Documents Description Submitted
Yes No

1 Original - Certificate of
registration From the district

2 Original - Receipt of each bid
document ($10) From the district

3 Copy - Completion projects The past three years completed projects (UN, INGOs etc)

4 Copy - CV’s of Project
engineer with certificate Project engineer’s CV’s
5 Copy – the company’s Profile Company profile
6 Bid fully prices Priced BOQ, the bidding documents
(amount in words and amount in figures)
7 Bid signing To sign and to stamp the bidding
documents (form of tender and BOQs)

ALLAAH MAHAD LEH.

Bashir Abdi Hassan
Procurement Officer Burao District
Tell: 063-4062415/065- 9602200

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO