Saturday July 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

HORAA LOO SOCONAYAA IYADOO SANKA LAGA TOLANYAHAY BAY ILA TAHAY.

0
Friday November 10, 2017 - 08:51:26 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 338
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HORAA LOO SOCONAYAA IYADOO SANKA LAGA TOLANYAHAY BAY ILA TAHAY.

    Kulmiye Xalay Wuxuu Gacanta Ku Qaatay Sharcigii Iyo Anshaxii Doorashada ee ahaa Habeenkii yaan la ololaynin, Isla maantana Wuxu Gacanta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulmiye Xalay Wuxuu Gacanta Ku Qaatay Sharcigii Iyo Anshaxii Doorashada ee ahaa Habeenkii yaan la ololaynin, Isla maantana Wuxu Gacanta


Kulmiye Xalay Wuxuu Gacanta Ku Qaatay Sharcigii Iyo Anshaxii Doorashada ee ahaa Habeenkii yaan la ololaynin, Isla maantana Wuxu Gacanta midig Ku laadlaadsaday Koobkii Gusha Iyadoon Laba Gaadhin  codayntii Doorashada In Lagu Dhawaaqo Daaye,
  
Somaaliduna waxay dhahdaa abtigay dooli dilow dadnool Mas u daa haa.  Macnahayga Haduuba Wax walba gacantiisa hore Ugu sii qaadanayo Kulmiye, War Laabta ka qaado oo natiijo Lagu Dhawaqa Kuma hadhin Iyana Gar iyo Gar Darraba Gelin Horaad arkaysaa Iyadoo La Laadlaadsaday . 


Arinta Kale ee Beryahan Aan U fiirsaday Waxay Tahay Dhalinyaro Cod Dheer. Khayriyadaha Dalka xiliga Ololaha Kaga Dhawaaqaya AABBE MUUSE Oo Lamid Ah AABOW SIYAAD. . Kulmiye iyo Adeer Muusena Sibay Afka Utaagayaan Oo Waxay Leeyihiin Xiligan Astaamo Badan Oo Diktaytar Kolay Talo Waa yeel Oo Arintaas Ugu Cumaamadayna Kama Madhna. 

Waana Sababta Ay Dhalinyaro Badan Oo Aan Ku Jiraa Ula Socdaan Aabbo Muuse Waayo Waxaanu Ognahay In Dalkani U Baahanyahay Nidaamkiisa Maamul in Wax Laga Bedelo,  Waxaan Soo Joogay 26 Sanno Oo Jiheeyahena Wax Wayni Ka Qaldanyahay.  

Waxa Ay inagu Dhaafeen Hadal Uun, Canbaarayn, Maalinba Beel La the Muslaxo iyo Dimquraadiyad Bog Cadka U Rogan Oo Qof Waliba Saxane Iyo Siyaasi Noqday Kaligii. 

Halka Aynu U baahnayn Hogaan Go aan Leh Oon Xeerin Waxbadan Si Aynu U Qabsano Una Waajahno Hawlo Badan,  Hadafyo Fog fog Iyo Hiigsi Umadeed Oo Midho Dhala. 

Horaloo_Soconayaa_iyadoo_Sanka_laga Tolanyahay Bay Ila Tahay. 

Wabillaahi Tawfiiq
Dahir Suldan


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO