Saturday July 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

BAAQ KU SOCDA CODBIXIYAASHA JAMHUURIYADA SOMALILAND

0
Friday November 10, 2017 - 22:43:02 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BAAQ KU SOCDA CODBIXIYAASHA JAMHUURIYADA SOMALILAND

    Dhamaan codbixiyaasha JSL waxan ugu baaqayaa maalinta codaynta inay ilaaliyaan nabada,anshaxa codbixinta,anshaxa safka. Codbixiye ilaali oo xaq dhawr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan codbixiyaasha JSL waxan ugu baaqayaa maalinta codaynta inay ilaaliyaan nabada,anshaxa codbixinta,anshaxa safka. Codbixiye ilaali oo xaq dhawr

Dhamaan codbixiyaasha JSL waxan ugu baaqayaa maalinta codaynta inay ilaaliyaan nabada,anshaxa codbixinta,anshaxa safka. Codbixiye ilaali oo xaq dhawr walaal kaaga kaa dambeeya ama kaa horeeya,isu muujiya walaalnimo,caawiyana waayeelka iyo naafada.Codeeya idinkoo isu calool furan,isu qoslaaya hadana kala xisbi ah.
Wuu dhamaaday xifaaltankii iyo dad kala jiidashadii.
X yaanay kaa gaadhin xariiqa sare iyo ka hoose.
Codkaagana ku hubso astaanta Kulmiye.
Guuuuuuuuuuuuuuuul JSl.
Guuuuuuuuuuuuuuuul Kulmiye/


Allaa Mahad Leh.
Uf Ana Leh Qabyaalad.

Xuseen Xasan Badmah



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO