Saturday July 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Somalilnd; Il iyo Cawriba La'aw/WQ Bashiir Tarabi Oogle,

0
Sunday November 12, 2017 - 13:29:27 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 293
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 7 0
  • Share via Social Media

    Somalilnd; Il iyo Cawriba La'aw/WQ Bashiir Tarabi Oogle,

    Somalilnd; Il iyo Cawriba La'aw

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalilnd; Il iyo Cawriba La'aw Ilbaxnimadu waa horumarka bulshada iyadoo loo eegayo heerkooda Dhaqan,Dowladnimo iyo Aqooneed.Intii reer Somaliland ku gudo jireen
Ol'olaha,isusoo baxyadooda marka dusha laga eego waxaad moodeysey kayn Ubax iyo Dooggu is qariyey,waxaa iyaguna meel sare sii gaadhsiiyey
qaab masrixiyeedkii iyo dhalinyaradii midabada is marisey iyagoo Xisbiga ay taageerayaan ku hanweyn.Ilbaxnimadu saas weeye.

Waxay ahayd Todoba sanaddood oo Nabad iyo Horumar ah intii Xisbiga Midnimada iyo Horumarku dalka ka arriminayey,waxaa la casriyeeyey

Dhismayaasha iyo Qalabka madaarada,iyadoo la kordhiyey Garoonka Diyaaraduhu ku ordaan ee Hargeysa,taas oo keentay inay maanta soo
fadhiistaan diyaarado caalami ah iyo kuwo calammada wadamadooda sita,waxaana ka mid ah Fly Dubai,Al Carabiya,Air DJibouti,Ethiopian
iyo qaarkale.Waana midhihii Kulmiye.

Waxaa La dhisay badiba Dhismayaashii Wasaaradaha,Guryihii Martida ee Gobolada,waxaa Dowladihii Hoose la siiyey awoodii ay u
baahnaayeen,waxayna dhiseen Dhismayaal iyo waddooyin badan (waxaa tusaale wanaagsan kuu ah Degmada Ceerigaabo oo Kulmiye baray Laamigu
siduu u egyahay,iyadoo gudeheeda laga dhisay 12km) waxaa kala badh la dhamaystiray waddada Siilaanyo (Togdheer-Sanaag),waxaa iyana la dhisay
Iskuulo,Xanaanooyin iyo Dhakhtaro aad u badan.waxaa lasoo iibiyey Qalab,Gaadiid Ciidan,wasaaradeed iyo kuwa Hay'ada Wadooyinka iyo
Dowladaha hoose.

Waxaa Naafada Lixda Gobol loo qaybiyey boqolaal Gaadiid kala duwan oo noloshooda wax weyn ka bedeley,Abaarkasta oo inasoo martay waxaa la
sameeyey Biyo dhaamis,Idaacaddii iyo Telefishinkii baa caalami laga dhigay,waxaa la kordhiyey dhowr jeer mushaharaadkii shaqaalaha iyo
Ciidamada kala duwan,Derejadii Ciidamada ayaa la sameeyey,waxaa mushahar iyo gunno loo qoray Madaxdii Xukuumadihii hore,waxaa,waxaa
.....

Waxaynu doonaynaa Somaliland u qurux badan sidii Ol'olaha,waxaynu u baahanahay Hogaamiye Taariikh Halgan,Haybad,Hubqaad iyo Hal-adayg
leh,Hogaamiye saaxiib dhow la noqon kara oo Afkooda yaqaan Iitoobiya iyo Jabuuti,Hogaamiye loo kala turjumo Soomaaliya.Dooro Murashax Muuse
Biixi Cabdi.

Adoonku Rabbow ma dayo,deeqdaada intuu hantiyo Duntii maqan buu tebaa,wuxuu degdeg kaaga filay Hadaanay kusoo dul quban,cadhuu la dekaamayaa Dibnuhu baryaday karaan,daryeel kama mahad ceshaan.
'maansadii daba huwan iyo macalin Hadraawi'

Bashiir Tarabi Oogle,
bogleh69@gmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO