Saturday July 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Somaliland Oo Ku Waaberiisatay Jawi Degan,Iyo Wadamo Kamida Beesha Caalamka Oo Hanbalyeeyey Doorashada Somaliland

0
Tuesday November 14, 2017 - 10:39:38 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 1518
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Ku Waaberiisatay Jawi Degan,Iyo Wadamo Kamida Beesha Caalamka Oo Hanbalyeeyey Doorashada Somaliland

    Somaliland Oo Ku Waaberiisatay Jawi Degan,Iyo Wadamo Kamida Beesha Caalamka Oo Hanbalyeeyey Doorashada Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Oo Ku Waaberiisatay Jawi Degan,Iyo Wadamo Kamida Beesha Caalamka Oo Hanbalyeeyey Doorashada Somaliland
Guud Ahaanba Gobolada Kala Duwan Ee Somaliland Oo Ayaa Laga Dareemaya Jawi Degan Oo Farxad Iyo Rayn Rayn Ku Dheehantahay Kadib Markii Maalinii Shalay Somaliland Looga Dareeray Doorashada Codbixinta,

Doorashada Somaliland Oo Si Weyn Usoo Jiidatay Indhaha Beesha Caalamka,Waxaana Goob Joogayaasha Ka Socday Wadamada Caalamku Cajab Gelisay Qaabka Ay U Socoto Doorashada Somaliland,

Shacabka Kala Duwan Ee Somaliland Oo In Badan Kala Taageersana Xisbiyada Qaranka Oo Qaarkood Si weyn U Kala Mabda Duwanaayeen,Ayaa Maanta Goob Ku Wada Qaxweynaaya Maadama Oo Ololahii Iyo Beletenkii Dhamaatay,Iyaga Oo Si Weyn Ugu Dhegtaagaya Natiijada Kasoo Baxda Komshanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ay Xisbiyada Qaranku Ku Kala Calaf Qaadayaan


Dadweynaha Kunool Jamhuuriyada Somaliland Waxay Muujiyeen Bisaylka Siyaasadeed Ee Uu Gaadhay Dalku Iyo Inay Yihiin Qaran Gaamuray,Oo Qaan Gaadhay,Maadama Oo Iyaga Beesha Caalamka Ka Helin Aqoonso Caalamiya Ay Hor Geliyeen Doorashooyin Xor Iyo Xalaala Amaankeeduna Aad U Sareeyo

Qaar Kaimda Wadamada Deriska Ah Ayaa Hanbalyeeyey Doorashada Madaxtooyada Somaliland,Ee Soo Dhamaatay Maalintii Shalay,Wadamada Ka Hadlay Doorashada Somaliland Waxaa Kamida Dalalka Jabouti Iyo Itobiya Iyaga Oo Hanbalyo Iyo Bogaadin U Diray Shacabka Somaliland Ee Doorashadooda Kusoo Afmeeray Si Nabada
BurcoOnline.com
Office/Burco


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO