Saturday July 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Shacabka Somaliland Oo Aad Ugu Dhag Taagaya Ku Dhawaaqista Natiijada Doorashada, Guddiga Doorashooyinka Oo La Filayo Inay La Hadlaan Warbaahinta Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Doorashada.

0
Tuesday November 14, 2017 - 11:10:53 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 1863
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shacabka Somaliland Oo Aad Ugu Dhag Taagaya Ku Dhawaaqista Natiijada Doorashada, Guddiga Doorashooyinka Oo La Filayo Inay La Hadlaan Warbaahinta Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Doorashada.

    Shacabka Somaliland Oo Aad Ugu Dhag Taagaya Ku Dhawaaqista Natiijada Doorashada, Guddiga Doorashooyinka Oo La Filayo Inay La Hadlaan Warbaahinta Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Doorashada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shacabka Somaliland Oo Aad Ugu Dhag Taagaya Ku Dhawaaqista Natiijada Doorashada, Guddiga Doorashooyinka Oo La Filayo Inay La Hadlaan Warbaahinta Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Doorashada.
Shacabka Somaliland ayaa wali waxay u dhag taagayaan ku dhawaaqista ay guddiga komishanka Qaranka Somaliland ku dhawaaqaan natiijada doorashada madaxtooyada Somaliland ee ah murrashaxa madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa ku guulaystay inay shanta sanno ee soo socda manjaraha u hayaan Qaranka Somaliland.

 
Shacabka magaalooyinka waa wayn ee Somaliland ayaa xogaha naga soo gaadhayaa ay sheegayaan in ay saaka ilaa xalay is waydiinayeen wax war ah oo kasoo kordhay doorashadii shalay loo dareeray, iyaga oo sidoo kale ku sheekaysanaya qaabkii dimuqraaddiyada ahayd ee ay shalay dalka Somaliland uga dhacday doorashadii madaxtooyada Somaliland.
 
 
Saaka shacabka Hargeysa ayaa goobaha bulshaddu ay ku kulanto ee lagu shaaheeyo laguna sheekaysto waxa ay aad ugu hadal hayaan codaynta doorashada madaxtooyada Somaliland,iyaga oo sidoo kalena shacabkaasi wadaagaya warar aan xaqiiqadiisu sugnayn oo kuu saabsan natiijada codaynta doorashada ee gobolada.


 
Dhinaca kale guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa goordhaw la filayaa inay warbaahinta la hadlaan, waxaana ay ka hadli doonaan sida xoguhu tibaaxeen ilaa hadda inta sanaaduuq ee tirintoodu soo gaadhay xarunta guddiga komishanka Qaranka Somaliland iyo arrimihii kale ee soo kordhay intii ay socotay codayntu.
 
Xaalku si kastaba ha ahaatee guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa maalmaha soo socda la filayaa inay ku dhawaaqaan cidda ku guulaystay hogaaminta talada dalka Somaliland oo ay u tartamayeen saddex murrashax ee ka kala socday xisbiyada KULMIYE, WADDANI Iyo UCID.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO