Wednesday July 18th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Warqad oo ku socota

0
Tuesday November 14, 2017 - 22:14:22 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 381
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warqad oo ku socota

    Waxaan mark hore mahad aan laso koobi karin iska leh ilahay inoogu dhameeyay nabad iyo baeqwaaqo.doorashada taariikhoga ah ee ka dhacday dalkeena

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan mark hore mahad aan laso koobi karin iska leh ilahay inoogu dhameeyay nabad iyo baeqwaaqo.doorashada taariikhoga ah ee ka dhacday dalkeena

Warqad oo ku socota

Madaxwayna cusub ee somaliland

Hambalyo Somaaliland.

Waxaan mark hore mahad aan laso koobi karin iska leh ilahay inoogu dhameeyay nabad iyo baeqwaaqo.doorashada taariikhoga ah ee ka dhacday dalkeena

Waxaan hambalyo, duco iyo bogaadin hawada u marinayaa madaxda, ciidamada qalabkansida, shacabka, iyo dadweynaha somaliland, sida wanaagsan ee dawladnimada, ilbaxnimada iyo xilkasnimada leh ee doorashadii madaxweynuhu ku soo dhamaatay


Mudane madaxwayne
Waxaan mar labaad kugu hanbalyaynaya guusha aad gaadhay iyo sida shacabka somaliland kusiiyay kalsoonida ku siiyeen in aad noqoto madaxwaynaha shanaad ee somaliland
Waxaad noqotay madaxwayne kii ku codeeyay iyo ki ka codeeyay

Mudane madaxwayne
Waxa aad xanuun iigu haya hooyada iyado xanuunsanaysa 4 habeenimo gashay laynka si ay kuugu codayso iyado ka rajaynaysa wax badan
waxaynu la wada socona sida ay dadkeena isugu tagtay dhibaatooyin ay ugu horayso , foqor, xanuuno, abaaro, sicir barar iyo daryeel xumo dhinan walba ah
Waxaan la socona sida siyaasiyiinteena ugu tamashlaynayaan gawaadhiga nooca ugu sareeya ee aan siyaasiyiinta dawladaha horay u mary aanay wadan waxa inta dheer in ay muraayad madow u xidheen si aanay u arag diifta iyo dayaca shacabka masaakiinta ka muuqata
Waxaan mudan in aan xuso dhibka iyo dayaca ka jira baahiya asaasiga ee ay bulshada u baahnayd hadaan mid kamida xuso
Baahida caafimaadka oo runti ninka damiir leh aanu ka shaqayn karin hospitalka dawlada sida ay ugu dayacan yihiin bulshada dan yarta, dhimashada caruurta iyo hooyada u dhimanaya xanuuno wax laga qaban karo

Mudane madaxwayne
Waxaan ka filayna in aad aad arimaha soo sicda ku noqdaan kuwa ugu hireeya ee aad wax ka wabato iyado aanu ku rajo waynahay sida aanu kuugu lisnaynin aad noogu hanbayn doont
Boqolka cisho ee kuugu horeeya gudiga looga taliyo qaranka( first 100 days plan)
  1. In aad deg deg wax uga qabato wasiir bararka ka jira dalka oo aad dhistid xukuumad yar oo tayo leh iyado lagu xulayo cilmi, khibrad iyo caqli fiican ( aan lagu dooran qabiil iyo ya ii codeeyay) lana siiyo mushahar fiican oo uu kaga maarmo hantida bulshada danyarta ah.
  2. Sicir bararka iyo qiima dhaca ku yomi shilinki somaliland oo runti ah aafo qaran kuna ah dhabar jab shacabkan sharafta iyo qiimaha leh.
  3. Waxka qabashada adeegyada asaasiga ah oo ay ugu horeeyay caafimaadka, waxbarasha, biyaha, laydhka iyo wixi lamida
  4. Waxbarashada hoose iyo ta sare oo u baahan ( reform) ama dib u eegid iyo tayayn wax ka badal badan
  5. Dhalinta dalka oo ah laf dhabarka umadaha ay ku faanaan waxay kaa sugayaan sinaan, shaqo abuur , iyo hoos u eegid

Mudane madaxwayne
Ugu danbayn waxaan hawada kuso marinaya duco aan laso koobi karin in ilahay xilka culus ee aad qaaday ku fududeeyo kana dhigo mid aduunkaaga iyo aakhiradaadaba aad ku guulaysato, cisi iyo sharaf ku dhamayso daacad nimo iyo cadaalad ku dadaal,

Dr Mussa M Abdi Baaxeer
Karachi
Pakistan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO