Thursday August 16th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

MAXAAD U DOORATAY MADAXWEYNE CUSUB MUDANE MUUSE BIIXI CABDI

0
Monday November 27, 2017 - 22:43:03 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAXAAD U DOORATAY MADAXWEYNE CUSUB MUDANE MUUSE BIIXI CABDI

    1. inuu mansab kugu abaal gudo ama fursad dhaqaale kugu saacido

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1. inuu mansab kugu abaal gudo ama fursad dhaqaale kugu saacido


1. inuu mansab kugu abaal gudo ama fursad dhaqaale kugu saacido

2. inuu reerkiina mansabyo sare ku taxo degaankiina mashaariic ka fuliyo taasoo uu uga sedburinayo somalilandta kale

3. inuu xaalada dhaqan dhaqaale ee somaliland wax ka qabto oo dhiso nidaam dawladeed oo leh haygal iyo kala danbayn sharcigu shaqeeyo kaasoo dadka xilalka qaranka qabanaya lagu soo xulayo nin iyo kartidii iyo aqoontii


hadii damacaagu 2qodob ee hore ahaa waqtigan la joogo la kulanka madaxweynaha fursadi kuuma banaane waxaa la wadaa hawl qarane qooraansiga iyo hadba doc isa soo taaga iska daayoo taada kuu gaarka waqtigeeda la sug hadiise damacaagu ahaa doorashada madaxweyne daacad ah oo dadka mideeya oo dalka dhisa oo duruufaha dhaqan dhaqaale ee bulshadeena haysta wax ka qabta kaasoo leh go,aan qaadasho uu ku wajahayo hawlaha baaxada leh ee sugaya taas waad ku saxsanayd waxaana aad gutay waajibkaaga distuuriga ah



sida laga soo sheegayo caasimada hargeysa waxay la ciirciiraysaa dad xilal doon ah kuwaasoo labo gabale gaaf wareegaya agagaarka guriga madaxweynaha cusub kuna jira kuyuu aan dhamayd lahayn dadkaas oo midkiiba ay gelbinayaan raxan kale oo isugu jira madax dhaqameedkisa iyo baayacmusharkiisa kuwaasoo u weeran in xilalka qaranka lagu taxo dad ay iyagu keensadeen



miyaanay ku qurux badnayn kol hadaynu madaxweynihii dooranay inaynu fursad u siino inuu isagu soo dhiso dadkii uu xilalka qaranka ku aamini lahaa ee la shaqayn lahaa hadaynaan fursad uu wax ku xushaba siin beri ka maalin markay murugto oo isku dhex yaacdo maxaynu kula xisaabtami doonaa ileyn hebelo aynu wadano ayaa xilalkii loo dhiibee wixii qaloocda ma inagaa qaloocinay mise madaxweynaha



ninkasta wixii loo qoray seegimayaan ee gobanimada iyo milgaha yeynaan ka tegin oo dadku madaxweynaha waa wada doortee weynaan iska bidin dadka kale oo ka dhigin in dad gaar ahi doortay oo keligood libta keeneen waxaan ku soo gebogeaynayaa madaxweynaha cusub ha la siiyo jaaniskuu ku xulin lahaa xubnihii la shaqeyn lahaa oo isbarbaryaaca iyo kala horarsiga aynaan caadada u lahaan jirin ha la joojiyo

waa maxay fartii aynu ugu codeynaybaa weli ina qoyanoo markaasaynu fayl dheer u galaynaa gurigii madaxweynaha kaasoo qof kasta leeyahay anna way kan waar waxaasi dhaqankeenii iyo caadadeenii maahee joojiya oo nasiibkiina suga

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
WAREYSIYO