Thursday August 16th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Dawladda cusub waxa hoggaamin doona, Askari wax bartay, waayo arag ah, dhaqanka iyo siyaasada bulshadana si dhow ula socda, oo jabhadeeyey. Waa Qalinkii Eng-Dacar Jama

0
Monday November 27, 2017 - 23:43:48 in Maqaallo by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 406
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda cusub waxa hoggaamin doona, Askari wax bartay, waayo arag ah, dhaqanka iyo siyaasada bulshadana si dhow ula socda, oo jabhadeeyey. Waa Qalinkii Eng-Dacar Jama

    Dawladda cusub waxa hoggaamin doona, Askari wax bartay, waayo arag ah, dhaqanka iyo siyaasada bulshadana si dhow ula socda, oo jabhadeeyey. Waa Qalinkii Eng-Dacar Jama

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda cusub waxa hoggaamin doona, Askari wax bartay, waayo arag ah, dhaqanka iyo siyaasada bulshadana si dhow ula socda, oo jabhadeeyey. Waa Qalinkii Eng-Dacar Jama Dawladda cusub waxa hoggaamin doona, Askari wax bartay, waayo arag ah, dhaqanka iyo siyaasada bulshadana si dhow ula socda, oo jabhadeeyey. Inkastoo aannu magacaabin Xukuumaddiisii, wax badanina ku xidhmayaan, marka la doonayo in la saadaal-sawiro sida wax noqon karaan, haddana filashada shacabku ka qabaan xukuumadda cusub waa mid buuraan! Sababta filashada abuuraysaa waa hindisaha, muuqaal-hoggaamineedka, barnaamij ka xisbigiisa iyo hadalada hoggaamiyaha la doortay!  
Muuse Biixi waxa uu dhawr jeer jeediyey hadalo kor u soo qaadaya yididiilada iyo yuhuun-siyaasadeedka shacabka Somaliland guud ahaan, gaar ahaan Xisbiga Kulmiye iyo geyiileyaashii taageeray ee u codeeyey. Waa Hoggaamiye lagu bartay go'aan aan xagal daacin intii uu ku soo dhex jirey kaalmaha shacabka looga adeego, hadday tahay xiliyadii ciidamada, jabhadnimadii, waayihii Ururkii SNM iyo wakhtiyadii Siyaasada xisbiyada badan la balaysimay ee Somaliland laga bilaabay. 
Waa hoggaamiye si wayn loogu tuhmayo, go'aan aan leexleexan, kuna salaysan. Sharciga oo sarreeyaa, Cadaalad, shaqo abuur iyo xolaha ummada oo si dhab ah loo ilaaliyo. Amuurahan kor ku xusan ee aynu filaynaa dhamaan waa aas aaskii nolosha hagaagsan, wayna isku wada xidhanyihiin. Haddaba arrimahan waxa lala beegsan karaa, albaabadana u furi karta iyadoo Madaxwayne talaabooyinkan fud-fudud ugu horaynba aad qaado. 
 1. Go'aanka xulashada dadkii la shaqayn lahaa si cad oo daacad ah. 
2. Taariikhda dalalka heerkan ka dhaqaaqay iyo Sidii ay hore ugu socdeen oo wax laga barto. 
3. Dhallinarada oo laga shaqaysiiyo, lagana faa'iidaysto aqoontooda iyo awoododa. 4. Qofka iyo shaqada oo laysku beego Intaas baan fure iyo ibo-fur u arkaa, allena haku guuleeyo mudane Madaxwayne. Allahayoow nin daacad ah Allahayoow nin daalin'a Deeqdaada haw simin. 
Waa Qalinkii  Eng-Dacar Jama Tell: 4456982



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
WAREYSIYO