Thursday August 16th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Talo ku socota Madaxwayne Muuse Biixi !

0
Tuesday November 28, 2017 - 10:24:50 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Talo ku socota Madaxwayne Muuse Biixi !

    Talo ku socota Madaxwayne Muuse Biixi !

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talo ku socota Madaxwayne Muuse Biixi !
Waxan salamayaa madawayne muuse biixi iyo dad waynaa reer somaliland mel kastay joogan Talo so jeedin dowlada cusub ee aad so dhisaysaa
yaanay ku bilabmin mucaradad la kowsanin!
1 waa inaad sodhista dowlad ilaa 30 wasiira adoo wax badan eegaya waayo nin kastoo yareeyaba waa badiyaa ragii kaa horeeyay
waa maxay sababtu is waydii !
nin ku yidhaahda yaree waa nin aan kafakarin waayaa wadankan yaal
2 waxaa ilafiican inaanad soo celin wasiiradii
hore ee xukuumadii silaanyo dhamantod
3 waxaa ila fiican wasiiro cusub oo dowlad dhalinyaro
ubadan inaad soo dhistaa
wasiiradii hore waxay dabarku noqon karaan
dowlada cusub taa soo dadwaynu ka niyad jabo
bilowga dowladaada
sabtoo ah waxay haystan hanti umadeed
oo ay sixun u istic maalan qarash
aad ubadan oo xad dhaafa
oo aan ka yaran maalintii 1000 doolar
halkii wasiirba bishii waa 30,000 doolar
marka la qiimeyo gadiidka ay watan iyaga iyo
qoysaskodu iyo shaqala guryahooda ka
shaqeeya gaadiidka yaala
su aasha kobad markaa ma maamuli
kartaa ninkaa hanti roon muusow
maarka waxaa fiican inad magacawdo
manta nin guntiisa aad ogtay oo aad
bari kantaroori karto
wasiir waliba wuxuu leyahay dilaalin
iyo eelado uu wax ku lun sado
adoo tana ee gaya ha soo celi
guntii iyo gaba gabadii dadkii ku doortay iyo
wasiira dii hore kaladooro shalay dadka
wax dooranayay man tase musow
adaa lagu ee gayaa dorasha daada
midda kale waxaa jira rag aqoon yahan ah
oo xisbiga u soo halgamay oo aan wali xilka
qaban xukuumada kulmiye waxaanay
dareemayan sidaadii shalay aad dareemaysay
taa adaan ku daayay ee ragaa hos u eeg,
ibrahin maxamed
mahad sanid
 
 
 
 

ibrahin maxamedcaalin500@hotmail.com

4:24 pm
tome
 
 
 
 
 
Talo ku socota Madaxwayne Muuse Biixi!
Waxan salamayaa madawayne muuse biixi
iyo dad waynaa reer somaliland mel kastay joogan
Talo so jeedin dowlada cusub ee aad so dhisaysaa
yaanay ku bilabmin mucaradad la kowsanin!
1 waa inaad sodhista dowlad ilaa 30 wasiira
adoo wax badan eegaya
waayo nin kastoo yareeyaba waa badiyaa
ragii kaa horeeyay
waa maxay sababtu is waydii !
nin ku yidhaahda yaree waa nin aan kafakarin
waayaa wadankan yaal
2 waxaa ilafiican inaanad soo celin wasiiradii
hore ee xukuumadii silaanyo dhamantodwaxaa ila
fiican wasiiro cusub oo dowlad dhalinyaro
ubadan inaad soo dhistaa
wasiiradii hore waxay dabarku noqon karaan
dowlada cusub taa soo dadwaynu ka niyad jabo
bilowga dowladaada
sabtoo ah waxay haystan hanti umadeed
oo ay sixun u istic maalan qarash
aad ubadan oo xad dhaafaoo aan ka yaran maalintii 1000 doolar



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
WAREYSIYO