Thursday August 16th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Khataraha Qarsoon Ee Qof-walba Ku Maqan Ee Ay Leeyihiin Taawarrada Telefonada Iyo Mobilada Gacanta

1
Tuesday November 28, 2017 - 17:27:19 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khataraha Qarsoon Ee Qof-walba Ku Maqan Ee Ay Leeyihiin Taawarrada Telefonada Iyo Mobilada Gacanta

    Khataraha Qarsoon Ee Qof-walba Ku Maqan Ee Ay Leeyihiin Taawarrada Telefonada Iyo Mobilada Gacanta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khataraha Qarsoon Ee Qof-walba Ku Maqan Ee Ay Leeyihiin Taawarrada Telefonada Iyo Mobilada Gacanta
20- kii sanadood ee aynu soo dhaafney ayaa caalamka Waxaa aad loogu riyaaqay markii uu Telefoonkii xadhiga dheeraa uu isu bedelay ee uu noqdeynin aad Saaxiib-tihiin oo mar walba iyo meel-walba oo aad joogtokula socda oo marmarka qaarkood ku- maaweeliya oo Jeeb-kaagana mar mar ku luma inta uu yaraan ka qabo kaas oo loo bixiyey magacyo badane -model badane ( Mobile Phone).
 
Hadaba waxaa la isku raacey dhamaan aduunka in Telefonka Mobilku uu qofka sita u-geysankaro dhibaatooyin aad u-badan oo aanu qofku dareemeyn laakiin ku-maqan oo mar-uun ku soo bixi kara. Gaar ahaan xanuunda laga qaado shucaaca ka dhasha Mobilka marka uu qofku aad ugu hadlo ee uu ku-kululaadoama marka qofku isaga ooka ag dhowagagaarka Tawarrada dhaa-dheer uu Mobilku u soo dhaco ee uu qabto halkaas oo Taawarka u-dhawi isla marka uu qofku qabto mobilka uu dareemayo quwad xoog ah oo aanu dareemi jirin marka uu Taawarka ka fog-yahay taas oo ah khatar dhibaato qofka u-geysaneysa Caafimaadkiisa, gaar ahaan waxaa la isku raacey in mobilada tayada xun sida kuwa Chinalaga keeno oo iyagu badanaa ah bilaalingax aan (Safety check) soo marin ay iyagu ugu khatar badan yihiin,waxaana ka mid aha xanuunada laga qaadokansarka Maskaxda, waxay waxyeelo badan Gaadhsiiyaanxubnaha taranka,Wadnaha,waxaana ay dad badani ka qaadeenXanuunka ilowshiiyahagaar -ahaan dadka waayeelka ah.
 
Waxaa kale oo isla Xanuunkaa laga qaadaa aalada tebiyaha ah ee degta la gashado (Bluetooth)gaar- ahaan marka uu qofku Gaadhiga wado uugashadooo iyagana qaar badan oo ka mid ahisiiba kuwa wadanka China laga keenaaoo ay badanaa tayadoodu aad u hooseyso kuwaas oo markii qalabka bad-baadada ama (safety Check) lagucabirey khatartooda la ogaadey in ay shucaac badan oo aan la arkeyn ay bixiyaan oo qofka sita aymadaxiisa u-gudbinayaantaas oo caafimaadka qofka wax yeeleysa. waxaa iyana la isku raacey in Betteriga mobilka qudhiisu marka uu yahay mid tayo xun oo kuleylkaqoraxda ku naaxain uu isna khatartiisa leeyahay oo ay Sun khatar ahina ay gudaha ugu jirto taas oo uu hadii uu qarxo inta uu kululaado ama ay caruuri ku ciyaarto oo kala jebiso aad u khatar ah oo dhamaan wax yeelayn karawixii nool ee u-dhawaada oo dhan.
 
Taawarada dhaa-dheer iyo kuwa gaa-gaaban ee powerka u soo qabta telefoonada3G iyo 4Gayaaiyaguna noolaha u-leh Khatar badan oo wax-yeelaysa. Taawarradda telefoonadawaxay u-qeybsama laba nooc ookala ahkuwowax diraiyo kuwawax-qabtawaxaana aad u khatar badan kuwa wax dira oo xawaaraha badan ee ay dirista uisticmaalayaanay u-baahan tahay awood badan (power)kaas oo waxyeelo badan wata.Waxaadhawaan booqdey Suuq ka mid ah Suuqyada ay dadweynuhu ka alaabeystaan ee loo yaqaan(Suuqa Gobanimo ee Magaalada Hargeysa )Khabiir isagu ku takhasusey Khataraha ay leeyihiin Tawarrada Telefoonada, Khabiirkaasi markii uu cabirkiisa saarey khatarahaa ay ku sugan yihiin dadweynaha suuqaasi wax-ku kala iibsanaayeywaxaa uu indhiihsa ku arkey iyada oo dad badaniay mobilo ku wada hadlaayeen hadana hoos maraayeen ama aanay kaba fogeyn Taawarrada dhaa-dheer in ay dadkaasi ku sugan yihiin khatar aad u badan oo aaney iyagu arkeyn laakiin uu isagu Aaladiisa casriga ah uu kala socdey arkaayeyna in dadkaasi Khatar xun ku sugnaayeen oo shucaac badani dhegta qofku ku hayo mobilka uu u gudbaayey.
 
Waxaana uu cadeeyey khabiirku in hadii aanad ka fogaan Taawaraka Telefoonaka inta u-dhaxeysa150 ilaa 250 mitirin ay waxyeelo badan oo aanad arkeynin ku soo gaadheyso, gaar ahaan marka Telefoon uu kugu soo dhaco adiga oo u-dhaw ama ku sugan aga-gaarka Taawarada dhaa-dheeroo iyagu mar kasta diraaya signalka ama helaaya signalka. Waxaa uu khabiirku uu aad ula yaabey markii uu weydiiyey Shirkad ka mid ah Shirkadaha is-gaadhsiinta ee Somaliland ugu waaweyn in ay haystaa Aalada gacanta lagu qaato ee lagu cabiro Khataraha ay leeyihiin Taawarrada dhaa-dheer ee Signalka telefoonadu ku soo dhacaan ama iyagu diraba, Aaladaas oo sheegta ama qiyaasta fogaanshaha ay dadka iyo dhamaan waxa nool oo dhan ay wax ka yeeli karaan Tawaradaasi. waxaaney ugu Jawaabeen Khabiirka oo ay u-sheegeen in aaney Haysan Aaladaas.


"Waxaana uu yidhi khabiirku waa nasiib-daro in dadkii mac-miisha idiin ahaaaad shucaac iyo signalaan la iska arkeyn aa ku leynaysaan oo aanu xilba idinka saareyn Caafimaadkooda dadkaa aadlacagta uunkaguranaysaan" Waxaa aad u muhiim ah ayuu yidhi khabiirku in laga fogaado Taawarada Dhaadheer gaar ahaan marka Mobilada lagu hadlaayo..
 
WalaalMurjin-kaagu -yuu noqon Malag-dila Walaalkaa! !


Alleh ayaa Mahad Leh iyo Mudnaanba Leh
Wehelkiin Waa-Alleh iyo Nebi(scs)
Wa-laahum-Aclum- Waa Billaahi-Taw-fiiq,
Qalinkii :A/rahman fidhinle
Qoraa Madax banaan
Intensive ED BD BA
United Kingdom

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
WAREYSIYO