Thursday August 16th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Maah maah soomaaliyeed baa tidhaahda:rag gar baa kala saarta dumarna jaan...by maxamed jeex.

0
Thursday November 30, 2017 - 11:19:37 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 291
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maah maah soomaaliyeed baa tidhaahda:rag gar baa kala saarta dumarna jaan...by maxamed jeex.

    Maah maah soomaaliyeed baa tidhaahda:rag gar baa kala saarta dumarna jaan...by maxamed jeex.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maah maah soomaaliyeed baa tidhaahda:rag gar baa kala saarta dumarna jaan...by maxamed jeex.

Salaadiinta ugu tunka weyne gobolada Awdal,salal & galbeedka gabiley ee beelaha Maxamed-case oo hambalyo & bogaadin ugu tegey madaxweynaha cusub iyo madaxwayne kuxigeenka.


kulankii shaley dhaxmarey MDW cusub JSL mudane Muuse Biixi Cabdi , madaxawayne kuxigeenka Eng C/raxmaan C/laahi ismaaciil saylici iyo beelaha Maxamed- case oo ahaa runtii mid ku bilawday jawi aad u wanaagsan kuna dhamaaday jawi ay ku jirto farxad & is afgarashô iyo is qadarin .



Beelaha maxamed -case oo ah kuwa ugu dhulka balaadhan galbeedlka somaliland ,uguna dadka badanle ayaa waxay u sheegeen madaxweynaha cusub iyo kuxigeenka inuu ilaaliyaan dadkii codka siiyey ,iyaga oo dhawraaya dhamaan cadaalada dalka JSL...


beelaha maxamed-case waxay ku yidhaahdeen madaxweynaha cusub mudane muuse biixi cabdi beertii aad labaatan jirka aad ku beerato lixdan jirkaad ku nasataa ,markaa dalkan adoo dhalinyaro ah ayaad u soo halgantey maantana waadigaa noqday hogaankii ugu sareeyey qarankan somaliland ee hurdinka ah.


Hadaan nunahay beelaha maxamed-case ee idinsiiyay in kabadan afartan kun oo cod 40 000 waxaa ay idinka sugeynaa wada shaqeyn wanaagsan oo aad siiso dadkii codka intaa leeg xisbiga siiyey mudane madaxweyne iyo madaxwayne ku xigeen.


Beelaha maxamed-case waxay ku soo gaba gabeyeen maah maahda ah hootoy caano malihida cidda ayaan lagaabadin.


Madaxweynaha cusub hadaladiisii waxaa kamid ahaa inuu ku faraxsan yahay kulankan uu la kulmey beèlaha maxamed-case uu kana garaabaayo wax badan oo halkan ay ka dhawaajiyeen salaadiintu uuna ogyahay sida wanaagsan ee beelaha maxamed- case ay isku garabtageen xisbiga kulmiye ,maal badan & cod badana ay gashadeen xisbiga ,waanan soo dhaweynayaa dhamaan hadaladiina wanaagsan ee halkan aad ka soo jeediseen.


Sidoo kale madaxwayne ku xigeenka jamhuuriyada somaliland Eng C/raxmaan C/laahi ismaaciil saylici ayaa dhankiisa soo dhaweeyay kulankan.


Guntii & gaba gabadii madaxweynaha cusubi wuxuu yidhi dhamaan umada reer somaliland waxay iga fishaaba waa cadaalad inaan u sameeyo dhamaan gobolada reer somaliland iyo bulshadeeda.


Allaa mahad leh

By maxamed jeex

Hargeisa SL.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
WAREYSIYO