Thursday August 16th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Dalada Midnimadda Iyo Sinaanta Somaliland By Mukhtar Cilmi

0
Thursday November 30, 2017 - 11:26:38 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 344
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalada Midnimadda Iyo Sinaanta Somaliland By Mukhtar Cilmi

    Dalada Midnimadda Iyo Sinaanta Somaliland By Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalada Midnimadda Iyo Sinaanta Somaliland By Mukhtar Cilmi

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.


waxaana maanta hadalkayga u soo qaatay in maadaama u dalku ka dhacay waxyaabo aan la qaadan karin oo ugu horeyso natiijadii doorashadda iyo hab u dhaqanka xisbul xaakimka iyo ducufka ka muuqtay xisbigi dhama ee taageeradda haysta sida u la tacaalay hawlihii doorashadda ayaan maanta u soo hadal qaatay in waji cusub lagu wada jeesto.waxaan uga helay dalada cusub ee ka shaqeyn doonta arimaha siyaasadd iyo saami qaybisga bulshowweynta somaliland ee xisbiyadu ku dabiqi waayeen, daladan cusub maqaceedu waaMIDNIMADA IYO SINAANTA SOMALILANDwaan dalad siyaasideed,hormuarineed,ka shaqeyn doonta wax walba oo muwaadinku leeyahay iyo deegaanada somaliland.



habka loo dhisay dalada waa hab maamul hufan kadhexeyn doona muwaadiniinta somaliland gudi iyo dibad ba,wada shaqeyn lagu gaadho horumar,waana soo dhawenayaa dalada MIDNIMADA IYO SINAANTA SOMALILAND.waxaana ka shaqeyn doonta doorashooyinka soo socda sida


DEGAANKA,

BARLAMAANKA

MADAXTOOYADDA,

SHAQAALEYNTA BULSHADA,XUQUUQDA.


Gudiyo ayay leeyihiin sida :


 

1. Guddi-Hoosaadka Abaabulka iyo Wacyi gelinta

2. Guddi-Hoosaadka Maaliyadda

3. Guddi-Hoosaadka Shuruucdaiyo Anshaxa

4.Guddi-Hoosaadka Siyaasadda

5. Guddi-Hoosaadka Arrimaha Bulshada

6. Guddi-Hoosaadka Difaaca iyo Nabadgelyada.

7. Guddi-Hoosaadka Xidhiidhka Gobollada iyo Degmooyinka

8. Guddi-Hoosaadka Qorshaynta, Daraasadda iyo Cilmi Baadhista.

9. Xafiiska Iskaashiga Caalamka iyo Qurbo-Jooga.

10. Xafiiska Qiimaynta Arrimaha Doorashooyinka, Komishanka Doorashooyinka iyo Guddiga Diiwaangelinta.

11. Xafiiska Baadhista iyo Kormeerka.

12. Xafiiska Warfaafinta.

13. Xafiiska Arrimaha Dibedda.

14. Xafiiska Garabka Haweenka.

15. Xafiiska Garabka Dhalinyarada.

 


waxaana ku khatimaya waa in laga qayb qaato xubinimadda daladan ee somaliland u soo wada khayr iyo cadaalad, laamana ay dibadaha laga samayn doono yurub, mareykan,kanada,carabaha.


By Mukhtar Cilmi


mukhtarcilmi@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
WAREYSIYO