Thursday August 16th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Jeegaanta? Maxaa ka run ah

0
Thursday November 30, 2017 - 19:44:27 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 480
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 2
  • Share via Social Media

    Jeegaanta? Maxaa ka run ah

    Isbahaysiga jeegaan oo soo shaac baxay xilligii doorashadii hore ee madaxtooyada 2010. Xilligaas oo ay ku heshiiyeen siyaasiinta laba beelood inay qabiil ahaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isbahaysiga jeegaan oo soo shaac baxay xilligii doorashadii hore ee madaxtooyada 2010. Xilligaas oo ay ku heshiiyeen siyaasiinta laba beelood inay qabiil ahaan

Isbahaysiga jeegaan oo soo shaac baxay xilligii doorashadii hore ee madaxtooyada 2010. Xilligaas oo ay ku heshiiyeen siyaasiinta laba beelood inay qabiil ahaan isku gaashaanbuuraystaan. Labadaa beelood oo ahaa Habarjeclo iyo Sacad Muuse. Sida la sheego waxa lagu heshiiyay in doorkaa la soo saaro (loo codeeyo) Siilaanyo uuna xaq u leeyahay sida madaxwayne walba inuu laba jeer is sharraxo ( oo 2da goorba 2da beelood u codeeyaan), intaa wixii ka dambeeyana (2 goor) loo codeeyo Muusse. Siilaanyo caafimaadkiisa dartii mar labaad wuu isa soo sharrixi kari waayay.
Haddaba doorashadan 2017 jeegaantii ma hirgashay? Mase loo codeeyey sidii ballantu ahayd? Si kale haddaan u dhigo: Habarjeclo ma u codaysay Muuse?
Kadib markii natiijadu soo baxday ee xisbiyaduna soo bandhigeen tirada codadka ay ka heleen gobollada waxa caddaatay in deegaanada Habarjeclo uu xisbiga waddani ku guulaystay. Gobolada Togdheer iyo Sanaagba waxa ku guulaystay Waddani. Arrintu waa laba midkood:
1. In Habarjeclo ka baxday heshiiskii jeegaanta; ama
2. In labada gobolba lagaga badan yahay Habarjeclo.
Sidaa la xaqiijiyey Kulmiye wuxuu ku badiyey oo uu ka helay codad kor u dhaafay 90% deegaanada beesha musharraxa (madaxwaynaha la doortay). Deeganadaa oo ah Berbera, Gabiley iyo Hargaysa. Meesha qudha ee aan ahayn deegaankiisa ee Muuse ku guulaystay waa gobolka Sool oo uu woxoogaa dheeraaday Waddani. Dabcan gobollada kalena Kulmiye yuuna ku guulaysane haddana calafkiisa wuu ka qaatay oo cecelis ahaan 40% wuu ka helay.
Mar labaad su'aashii: ma jirtaa jeegaantii, mase loo codeeyey hab jeegaanaysan???


Wa Billahi tawfiiq
A. Amir Bidde Nuur




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
WAREYSIYO