Thursday August 16th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

AAN QODOBO KU SUNTO MARXALADAHA WADANKA IYO ISBEDELADA SOCONAAY

0
Sunday December 03, 2017 - 13:12:32 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 338
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AAN QODOBO KU SUNTO MARXALADAHA WADANKA IYO ISBEDELADA SOCONAAY

    AAN QODOBO KU SUNTO MARXALADAHA WADANKA IYO ISBEDELADA SOCONAAY

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

AAN QODOBO KU SUNTO MARXALADAHA WADANKA IYO ISBEDELADA SOCONAAY Mahadnaqa ugu horeeya waxa mudan in ilahay lo mahadnaqo mahad dhamantedba ilahay ayey u sugnatay maahana mid aan cid la wadaajinayo Hadan qoralkaygan uso dego iyo waxa u Ku saabsanyahay Manta amase wakhti xaadirkan waxan jeclaystay inan hal ka idhahdo madaxwaynihi hore ee qarankan Somaliland halna aan ka idhahdo madaxwaynaha hada la doortay Hadan Ku horeeyo madaxwayne Axmed maxamed maxamud Aadan waxa sanadi 2010 lagu doortay cod aqlabiyada o shacabka Somaliland u codeyen wuxu qabtay waxqabadyo dhawra o la taabankaro wuxuuna gaadhsiyay dhabaha horumarka wadanka isago oo u babac dhigay duruufo dhaqale iyo mid dhaqanba waxa muda xileedkiisi afarti sano ee ugu horeyey uu gadhsiyay meelan so noqosho lahayn qarankan isago umada tusay in wax lawada qabsan karo shacab iyo dawladba


 Balse hadan uso dego sadexdi sano ee danbe wadanku wuxu galay xaalad adag ka dib marki ay gebi ahanba ay ka dareeren horaadadi horumarku xukumada arinkaso salka Ku hayey arimo siyaasaded iyo damac xisbi iyo isu tanaasul la,aan Intas ka dib waxa gebi ahanba mesha ka baxay indhihi ay dad waynuhu Ku eegayen horumarka iyada o markeliya dhegaha dad waynuhu maqlayen amase maqaalada ugu badani ahayen hantiba la boobay dhulalbaa la iibsaday kaabayashi bulshada aya mesha ka baxay sixir barar aya ina halaakeyey abaaro aya galbeed ka dhacay hadana barri ayey Ku danbeyey hadana lacagti kaso kabashada abaraha aya lagu riday sanaaduqda kulmiye iyo hadalo dhamanba Ku salaysan xaqiiqada wadanka e sadexdi sano e laso dhaafa. Si walba ay ahaato wadanka waxa ka dhacay tartan nadiifa dhamanba axsaabtu mucaarad iyo muxaafidba wa la tartamay mid waliba wuxu u suxul duubtay anaa wadaantayda ka buuxsaday intaso gobol qarkood madax dhaqameedyo ayey dulun dulcaysiinayen Ilahay amarki 13/November/2017 ayey dorashadi dhacday Waxana helay madaxwaynaha haatan la waregaya talada wadanka muuse biixi 

Hadan intas kuso dhaafo iminkana Hal qodob ayan ka odhanaya madaxwaynaha la doortay Muuse biixi cabdi xildiid wa madaxwaynaha haatan lo cimaamaday talada wadanka ma jecli inan Ku bilaabo mucaradad iyo hadalo kicin kara boogo hore looga bogsaday balse waxan ka leeyahay ilahay haw fudaydiyo xilka culus wuxuna kaga bixi karaya isago dhegaysi badan sameeya beelaha ama deeganada tabashada lehna turxaan saara maaha in uu is cimaamado o is yidhahdo awaamirtada aya shaqaynaya balse taas qudhedu ay tahay lagama maarman wa in uu xalila tabashada bariga Somaliland Xisbiga kulmiye hadan qodob ka idhahdo madaxwaynaha la dortay hadu donayo in magacisu iyo manfacisuba si shaqeeyan wa in uu xisbiga uu gebi ahanba ka tirtira wixi loogu magac daray jeeganta o ah waxan ina dhiqi karayn ina wadi karay wax u dhimaysa danta qaranka iyado adhaxda ka jebinaysa higsiga madaxwaynaha iyo himilada qaranka labadaba 

 ALLA MAHADLEH


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
WAREYSIYO