Thursday August 16th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Kulan Xasaasiya Oo Dhexmaray Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Suldaan Maxmed Xirsi Qani Iyo Arimaha Laga Wada Hadlay

0
Wednesday December 06, 2017 - 09:59:48 in Wararka by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 1869
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan Xasaasiya Oo Dhexmaray Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Suldaan Maxmed Xirsi Qani Iyo Arimaha Laga Wada Hadlay

    Kulan Xasaasiya Oo Dhexmaray Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Suldaan Maxmed Xirsi Qani Iyo Arimaha Laga Wada Hadlay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan Xasaasiya Oo Dhexmaray Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Suldaan Maxmed Xirsi Qani Iyo Arimaha Laga Wada Hadlay

Madaxweynaa la doortey ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay waxaauu kulan fool ka fool ah la yeeshay suldaan Maxamed Xirsi Qani oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland isla markaana ah suldaanka guud ee Beesha Habaryoonis .

 

Ilaa hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay kulankaas Hargeysa ka qabsoomey , lakiin warar xog ogaal ah oo wargeyska Geeska Africa helay ayaa sheegaya in kulankaas qabsoomidiisa uu lahaa madaxweynaha la doortey ,lana xidhiidhay daaweynta xanaftii ay doorashadu reebtay .

 

Suldaan Maxamed Xirsi Qani ayaa door mihiim ah ka qaatey daminta rabshado ka dhaca magaalada Burco ka dib doorashadii , waxaana la sheegay in Muuse Biixi Cabdi uu suldaanka uga mahad celiyey dadaalkaas guurtinimo , waxaana uu madaxweynuhu uu sheegay in uu geestiisa diyaar u yahay in la dhameeyo wax kasta oo doorashadii iyo tartankii olaluhu ay reebeen isla markaana la isku soo dhaweeyo shacabka ay siyaasadu kala fogeysay .
 
 

Suldaan Xirsi Qani ayaa isna la sheegay in uu geestiisa uu balan qaadey in uu ka hawl galaayo sidii umada la iskugu soo dhaweyn lahaa , waxaana uu sheegay in ka madax dhaqameed ahaan ay waajib ku tahay isku soo dhaweynta umada , geesta kale waxaa maaanta qabsoomaya kulan labaad oo la filaayo in madaxweynaha la doortey uu la yeesho ganacsatada iyo madax dhaqameedka beelaha Garxaajis .

SOURCE Wargayska Geeska Africa




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
WAREYSIYO