Thursday August 16th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Badhasaab Ramaax Oo la Saftay Dhakhaatiirtii Xafiiskiisa Ku Weerartay Isu Duwaha Wasaarada Caafimaadka+Hanjabaad Uu Hawada Umariyey Iyo Amaanka Isu Duwaha Oo Khalkhal Ku Jira

1
Wednesday December 06, 2017 - 15:16:23 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 638
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasaab Ramaax Oo la Saftay Dhakhaatiirtii Xafiiskiisa Ku Weerartay Isu Duwaha Wasaarada Caafimaadka+Hanjabaad Uu Hawada Umariyey Iyo Amaanka Isu Duwaha Oo Khalkhal Ku Jira

    Badhasaab Ramaax Oo la Saftay Dhakhaatiirtii Xafiiskiisa Ku Weerartay Isu Duwaha Wasaarada Caafimaadka+Hanjabaad Uu Hawada Umariyey Iyo Amaanka Isu Duwaha Oo Khalkhal Ku Jira

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasaab Ramaax Oo la Saftay Dhakhaatiirtii Xafiiskiisa Ku Weerartay Isu Duwaha Wasaarada Caafimaadka+Hanjabaad Uu Hawada Umariyey Iyo Amaanka Isu Duwaha Oo Khalkhal Ku Jira Shalay Bay Ahayd Markii Uu Isu Duwaha Wasaarada Caafimaadku Soo Bandhigay Dhacdo Ka Dhacday Gudaha Xafiiskiisa Kadib Markii AY Soo Weerareen
Xubno Dhakhaatiir Ah Kuwaasi Oo Hanjabaad Iyo Hadidaad U Gaystay Isu Duwaha Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Togdheer Dr Yuusuf Dirir.Kooxdan Dhakhaatiirta Ah Ayaa Ku Doodayey Sida Uu Sheegay Isu Duwuhu Inay Khasab Cusbitaalka Wayn Kaga SHaqeeyaan DHakhaatiir Ay Iyagu Wateen Kuwaasi Oo Uu Hor Istaagay Isu Duwuhu.

Markii uu Arintaasi Soo Bandhigay AYaa Waxaa Dhankiisa Warbaahinta la Hadlay Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Isagoona Hadalo Hanjabaad Ah Iyo Awood Sheegasho Usoo Jeediyey Isu Duwaha Wuxuuna Sheegay Inay Xubnihii Dhakhaatiirta Ahaa Ay Ka Shaqayn Doonaan Cusbitalka Wayn Isla Markaana Aanu Taaban Karin Awoodna U Lahayn Isu Duwuhu .


 

Hadalkani oo u Muuqday Mid Santaabasho Ah Ayaa Badhasabku Waxa Uu KU Daray Inaanu Amniga Isu Duwaha Caafimaadka Masuul Ka Ahayn,Iyadoona Uu Dhanka Kale Isu Duwuhu Sheegay Inuu Xaq Uleeyahay Amaankiisa Maadaama Dhakhaatiirta Soo Weerartay Ay Ku Jiraan Rag ka Tirsan Ciidamada Qalabka Sida.

Badhasaabka Oo U Muuqday Mid Ka Faa,idaysana Xiliga Kala Guurka Ayaa Hadalkiisa Ku Daray Inuu Talaabo ka Qaadayo Isuduwaha Caafimaadka Hadii uu Mardanbe Ka Hadlo Warbaahinta.

Hadalkan Ayaa Kusoo Beegmaya Kadib Markii Ay Shirar Hoosaado Galeen Badhasaabka Gobolka Togdheer, Badhasaabku Xigeenka,Maayir Kuxigenka Degmada Burco Iyo Dhakhaatiirtii Xafiiskiisa Kusoo Weerartay Isu Duwaha Caafimaadka Kuwaasi Oo Isu Miciinsaday Sidii Ay U Wiiqi Lahaayeen Awooda Isu Duwaha Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Togdheer

Ugu Danbayntii Xukuumada Dhawaan La Bedeli Doona Ayaa Huubadii Noqotay In Laysu Awood Sheegto Isla Markaana Uu Badhasaab Awood Sheegasho Ku Sameeyo isu Duwayaasha Gobolka Togdheer

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
WAREYSIYO