Thursday August 16th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Slandnay Madaxwayne muuse biixi waaka

0
Wednesday December 06, 2017 - 22:38:10 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 491
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Slandnay Madaxwayne muuse biixi waaka

    Muusow manta waxa lagaaga fadhiyay inaad Dowlad oo dhista ee laga gama filayn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muusow manta waxa lagaaga fadhiyay inaad Dowlad oo dhista ee laga gama filayn

Muusow manta waxa lagaaga fadhiyay
inaad Dowlad oo dhista ee laga gama filayn
Waxan soo magacabay Gudidii icaleema sarilahayd
waxaa is waydiinle miyuuku aamini waayay madaxwayna talada haya
Beri baa nin reer miyiya usoo ardadhigtagay reer oo inan waydiistay reerkiina waasiiyen inantii iyadoo Arooskii loo xidhidhayo ayaa inantii guriga kabaxday oo istidhi maqal sooxaree inkiina waa kadaba tagay oo waa kufsaday inantii hoyadeed baa maqashay qayladii markaasay qaylo iyo orod isku dartay saa waaba ninkii Arooskiisa laxidh xidhayay waaba Amkaag
Markaa waxaa kadhigan sheekadan madaxwayne muuse
Nin odaya baa arintii loo sheegay wuxuuyidhi
Inanankaa waxaa seegay iska sug waa saacado
waxa hadhaye
Waxaa taa kadhigan Muuse Biixi
oo xukun lawareegii aysacado uga hadheen Ayka muuqato deg deg oo ku bilaabmay baratakol xumaan ka muuqata iyo awood maroorsi
in uu Muuse yidhaah waxan indiin magacaabay inaa aniga Madaxwayne ii caleema saartan
iyadoo uu joogo Madaxweyni taladahayay
Miyuu sugi kari waayay usbuuca talada dalka lagu wareejinayo waa wax lagu qoslo
waxaana ka muuqda inuu yahay madaxwaynihii uqibradyaraa ee inasoo mara somaliland intay jirtay waase sugayna talaba diisa labaad ee u qaado
ibrahin maxamed swedan
lasoco cadadka danbe




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
WAREYSIYO