Thursday August 16th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Wakiilka Dawlada Somaliland U Fadhiya Dalka Jabouti Oo Kiis Hanti Ma,Guurto Ah U Gudbiyey Wasaarada Arimaha Debeda Dalka Jabouti

0
Thursday December 07, 2017 - 09:35:20 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 1075
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakiilka Dawlada Somaliland U Fadhiya Dalka Jabouti Oo Kiis Hanti Ma,Guurto Ah U Gudbiyey Wasaarada Arimaha Debeda Dalka Jabouti

    Wakiilka Dawlada Somaliland U Fadhiya Dalka Jabouti Oo Kiis Hanti Ma,Guurto Ah U Gudbiyey Wasaarada Arimaha Debeda Dalka Jabouti

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilka Dawlada Somaliland U Fadhiya Dalka Jabouti Oo Kiis Hanti Ma,Guurto Ah U Gudbiyey Wasaarada Arimaha Debeda Dalka Jabouti

Wakiilka u fadhiya Somaliland Dawllada Jabuuti Xuseen Cumar Kawaaliye ayaa,u gudbiyey codsi qoraal ah Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland,codsigaas oo nuxurkiisu daaran yahey kiis Dacwadeed Hanti ma guurto ah oo lagu haysto Qoys Reer Jabuuti ah kaas oo dacwadiisu mudo ka socotey Caasimada Somaliland ee Hargeysa.


Codsigan nuxurka Qoraalka ah ee Wakiilka Dawllada Jabuuti u Qaabilsan Somaliland ku socodsiiyay,Wasaarada Arimaha Dibadda waxa kale oo uu ku lamaaneeyay Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka,isagoo gal dacwadeedka Hantidan,iyo nidaamka loo waajahey garsoorkeeda ku xusey in cabashada Qoysku ku began tahey, Maamulka D/hoose ee Caasimada oo iyagu majara habaabiyey garsoorkii islamarkaana, mulkiyad u sameeyay dadkii kirada ugu jirey Dhismahan hantida Ma guurtada ah ee Qoyska Reer Jabuuti ka dacwoonayaan.

 

Halkan kaga bogo nuxurka Qoraalka Wakiilka Dawllada Jabuuti u fadhiya Somaliland u gudbiyay Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka.

Geesta kale Muwaadinka Reer Jabuuti Naasir Cabdilaahi Nuur ee dacwadani khuseyso,oo qeybo kamid ah Warbaahinta Somaliland cabashadiisa soo gaadhsiiyay ayaa siweyn cadaalad daro uga tirsadey D/hoose ee Caasimada Hargeysa oo sifo khaldan Mulkiyad ugu sameysay dadkii kirada ugu jirey hantidooda Ma Guurtada ah ku tilmaamey isagoo arimahaa ka hadlaya waxa uu yidhi

" Cadaalad Darooyinka nagu dhacay Ee Aanu kala kulanay Garsoorka Somaliland waxaa kamid ah anagoo maxkamada degmada ay nooga socoto kiis dhaxal ah oo ay qoyskayaga ka dhexeeyay isla markaana, ay maxkamada degmadu xukuntay in aan qof ama laba iibin Karin guri ka mid ah guryaha aanu qoys ahaan ku leenahay, ayaa waxa mucjiso nagu noqotay in ninM axkamada racfaanka iska tagay isagoon ka mid ahayn xataa qoyskan dhaxalku ka dhexeeyo waxaana la yidhi waa soo dhex gale kaasi oo maxkamadii si sharciga baalmaransan ugu xukuntay guri uu leeyahay waalayga iibiiyay”Ayuu yidhi.

Dacwadan oo in mudo ah ka socotey Somaliland ayaa,dhawaan la eegi doonaa qaabka ay u waajahdo Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland iyo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku kadib marka dhawaan lagu dhawaaqo Xukuumadda Cusub.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
WAREYSIYO