Sunday August 09th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Halkan Ka Daawo:Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un Oo Maraykanka Ugu Bushaareeyay Sannadka Cusub Inuu Ku Ridi Doono Hubka Wax Gumaada Ee Niyukleer.

0
Monday January 01, 2018 - 12:24:10 in Wararka by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 775
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo:Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un Oo Maraykanka Ugu Bushaareeyay Sannadka Cusub Inuu Ku Ridi Doono Hubka Wax Gumaada Ee Niyukleer.

    Halkan Ka Daawo:Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un Oo Maraykanka Ugu Bushaareeyay Sannadka Cusub Inuu Ku Ridi Doono Hubka Wax Gumaada Ee Niyukleer.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Ka Daawo:Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un Oo Maraykanka Ugu Bushaareeyay Sannadka Cusub Inuu Ku Ridi Doono Hubka Wax Gumaada Ee Niyukleer.

Hogaamiyaha kuuriyada waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in hadalkiisu uu xaqiiqo yahay oo aanu hanjabaad ahayn.Mr Un ayaa sheegay in iyada oo laga duulayo xaqiiqadaasi in Mareykanka aysan awoodin in ay bilaabaan dagaal ay la galaan Kuuriyada Waqooyi.Balse waxa uu sheegay in Niyukleerka ay isticmaali doonaan oo kali ah haddii ammaankooda khal-khal la galiyo.

 

 

Xilli uu jeedinayay fariin telefashinka laga baahiyay oo sanadka cusub uu ugu talagalay ayuu Kim Jong Un waxa uu sidoo kale carabak ku dhuftay hadal nabadeed ,waxa uuna sheegay in ay diyaar u yihiin wadahadal ay la galaan Kuuriyada Koonfureed.

 

 

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegay in ergo uu u diri doono ciyaaraha Olambiga ee xagaaga lagu qaban doono Pyongchang -taasi oo horey ay Kuuriyada koonfureed u sheegtay in ay gacan ka gaysan karto dajinta xiisada gacanka Kuuriya.


Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
WAREYSIYO