Sunday September 26th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Xog Cilmi Nafsi Ah: Qofka Markay Maalmuhu Isgaga Qasmaan Dhibaatada Maskaxeed Ee Uu Dareemo

0
Monday January 01, 2018 - 14:53:50 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 1428
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog Cilmi Nafsi Ah: Qofka Markay Maalmuhu Isgaga Qasmaan Dhibaatada Maskaxeed Ee Uu Dareemo

    Xog Cilmi Nafsi Ah: Qofka Markay Maalmuhu Isgaga Qasmaan Dhibaatada Maskaxeed Ee Uu Dareemo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xog Cilmi Nafsi Ah: Qofka Markay Maalmuhu Isgaga Qasmaan Dhibaatada Maskaxeed Ee Uu Dareemo

Cilmi baadhis lagu sameeyey qaarka mid ah dalalka caalamka, ayaa lagu ogaaday in dad lakulma cidhiidhiga nafsaaniga ah iyo niyad jabka badan ay yihiin kuwa ugu tiradaban guudahaan dadka kale marka loo eego.

dadka dhibaatooyinka maskaxeed dareema waxay kuwaa bariistaan ayaamaha khalkhal maskaxeed.

xeel dheera yaasha diraasadan diyaariyey waxay sheegeen in dadka diiqada ku seexdaa ay khalkhal maskaxeed iyo ilaw badan lakulmaan, waxana intabadan lagu arkaa xanuunka keena lumista macluumaada maskaxda sida uu sheegay..

 

Dadka cidhiidhiga iyo cadaadis badan lakulmaa maaha khalkhal maskaxeed oo qudha,waxa udheer isbadalka ku yimaada nidaamka shaqada ee maskaxda iyo waliba qofkoo shaqadiisa afgaran waayo.

dadka lakulma niyad jabka ayaamaha noloshooda marka dadka caadiga ah loo eego ay yihiin kuwo kaduwan halisna ugu jiraan xanuunka lumiya xasuusta ilaa qofku daqiiqadiiba wax ilaawo.

maskaxda oo qofka maydhanta waxaanu ilaawaa dhamaan wixii uu yaqaanay, taas oo keenta qofka oo cadaadis lakulma.

 

Ugu dambeyntii Xogtan Cilmi Nafsiga ahi waxay inta ku daraysa qofka hadii maskaxda laga cadaadiyo waxa dhibaato gaadhaa maskaxda qayba uqaabilsan ka jawaabida dhibaaatada iyo qofka uu haysto mashquul aanu garanayn meel uu ka yimid.

 

 

Qalinkii: Aqoonyahan Dulqarnayn Axmed Cumar oo Bartay Cilmiga Saykolojiga


Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO