Thursday June 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Taxanaha Burburkii Waddani 2017 qaybti 3aad By Mukhtar Cilmi

0
Wednesday January 10, 2018 - 09:55:39 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 369
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taxanaha Burburkii Waddani 2017 qaybti 3aad By Mukhtar Cilmi

    Taxanaha Burburkii Waddani 2017 qaybti 3aad By Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taxanaha Burburkii Waddani 2017 qaybti 3aad By Mukhtar Cilmi

AsalaamuCalaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.


maanta waxaan soo bandhigaya qayb ka mid ah guuldarooyinkii ku dhacay kaambaynkii waddani 2017,waa warbaahinta xisbiga waddani iyo xafiiskeeda. sida aanu u wada ogsoonahay guusha ooku gaadhay KULMIYE kursiga 2010 waxay ahayd warbaahinisagoo si xun kaambayn iyo dagaal la galay xukuumadii UDUB iyo tv geedii qaranka waagaa.waxaana guulaystay runti warbaahiinta mucaarideed ee kulmiye oo runti dhisay warbaahin adag, waxaana ka mid aha guusha waagaas :

1- qoraaladii siyaasii MARSHAAL.

2- qoraaladii cabdilaahi geeljire oo silsilado aha.

3- qoraaladii BOOBE,GOODIR.

4-somaliland.orgwebsit adag ahaa xaga wararka.

5- radio HOYAAL oo qayb weyn ka aha prabogaandha dii lagu weday xukuumadii UDUB .



Waxaana intaas u soo qaatay maanta halkaas waxa taagna waddani 2017 oo laga rabay in sidii u KULMIYE aha in u maanta noqdoka hor intu kaambayn galin.waddani warbaahintiisu diyar may ahaydin kaambayn la gasho kulmiye isago runti daafiic aha oohadii lala gali laha kaambayn culus xaga wabaahinta in u hantey laha CIRRO 2017 kursiga, lkn waxaan idin iftiiminaya in u waddani warbaahintiisu ku fashilantay hawlahii laga sugeyaywakhtigii kaambaynka.



xafiiska warfaafinta xisbiga waxay ku fashilantay in ay soo bandhigto maalin walba probegaadho ku salaysan meelaha u kulmiye ku fashilmay intii xukuumadda silaanyo xilkahaysay!,waxayna ku mashqoolsanayd barnaamijyo soo bandhigto soo dhawinta musharaxa gooboho tago taasna beenowday kadib natiijadii goobahaasi kasoo baxadayiyo sacabadii been beenta ahaa!.


dadka u qaabilsana warbahiinta may ahayn dad khibrad u leh shaqadan iyo wakhtiga xasaasiga aha ee kaambaynka waxaana cadayn oo ahtaas in ay is casilayn labadii ugu sareyay xafiiska hawlahiisa kutada ku haystay waa JEENI IYO DIRIR.iyo misaaniyadii lagu tala galay o madow gashay,taasna waxa cadenaysa in hal tv oo si joogta ah aanu xisbigu la macaamilin soo gudbinta wararkiisa ,hal website oo caan ah aya laga dhex waayay warbaahinta oo si toos ah xisbiga la shaqeyo,ila mid kaliya oo runti xisbiga la shaqenayay SOMALILANDLIVEoo runti ah website mucaaridnimo adag muujiyay iyo kuwa kale ba, lkn dulmi badan bauga iman jiray xafiiska warfaafinta waddani oo wada shaqayntooda iska joojiyayiyo asbaabo badan awgeed.taasna waxay ku tusaysa in wada shaqeynta xafiiska warfaafinta iyo warbaahinta ay liidatay.


xaga website yada may jirin group dhan ah oo qalinkoodu si adag u taabta maskaxda bulshadda maadama lagu jiro kaambayn ,siyaasiyiinta waddani hal qof oomar walba wax soo qoro oo aragtidiisa amba ta xisbiga amba fikir u soo jeediya umadda mu jirin !!, sidiq dhaame oo jacayl kaqora mooyaane!!,halka KULMIYE waagi hore siyaasiyiintiisu hadh iyo habeen qori jirayn !.hal idaacad u xisbigu lahaado may dhicin,marka aad isku keento wax yaabahaas odhan kuma guulaysan kartid dagaal warbaahineed xili kaambayn ku jirto macal asaf waddani taas aya heshay, iyo khibrad yareda inamada fadhiyay xafiiska warbaahinta oo la waayay kaadir adag, sida darteed na u waddani ku guulaysan waayay doorashaddi dhawed.

fashiluuuuuuuuuuuu..Lasoco qaybta 4aad iyo Xirsi..


By Mukhtar Cilmi


mukhtarcilmi@hotmail.com

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO