Sunday June 24th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Hambalyo Cidanka Qaranka Somaliland

0
Wednesday January 10, 2018 - 09:57:14 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 293
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Cidanka Qaranka Somaliland

    Hambalyo Cidanka Qaranka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Cidanka Qaranka Somaliland
Anigoo ah Xildhibaan Cismaan Faarax Warsame Jiciir kana mid ah Xildhibaanda Golaha Deegaanka Degmada Buhodle, kuna sugan Deegaanka Buuhoodle Waxaan hambalyo u dirayaa Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Ee geesiyaasha ah talaabda cad ee ay ka qaadeen faragalinta qaawan ee maamul Goboleedka Puntiland iyo Dawlada Federalka Somalia ku hayaan Gobolada Bariga Somaliland
taasoo ah gardaro qaawan oo soo noq noqotay. Anigoo ku hadlaya afka dadka deegaanka Buuhoodle, waxay ku andacoodaan


maamul goboleedka Puntiland, Sool, Sanaag iyo Cayni iyo waxaan jirin. Hadaanu nahay Gobolada Buuhoodle, Sool iyo Sanaag waxanu nahay dhul xuduud leh oo ka tirsan Somaliland. Waxaan uga digaynaa Farmaajo iyo C/wali Gaas labadoodaba iyo wixii la fekeraba inaan Somaliland khalad danbe uga uga dul qaadan doonin. Waxaan mar labaad iyo mar sadexaadba hambalyo u dirayaa Ciidamada Qaranka Somaliland inay sugaan xuduudaha Somaliland, hadaanu nahay shacabka Gobolada Buuhoodle, Sool iyo Sanaag waxaanu si buuxda u garab taaganahay
Ciidana Qaranka Jamcuuhirada Somaliland. Waxaan kaloo shacabwaynaha Somaliland ugu baaqayaa Mucaarad iyo Muxaafadba in gacmaha lays qabsado oo meel looga soo wada jeesto midnimada iyo qaran nimada Somaliland, Cidanka Qarankana naf iyo maalba lays bar bar
taaago.

Wabilaahi Tawfiiq
Xildhibaan Cismaan Faarax Warsame Jiciir
Gobolka Buuhoodle.
Contact: 063-4434695 / 065-9104660
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO