Wednesday July 18th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Nuxurka Qodobada Ka Soo Baxay Kulan Dhex Maray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Waftigii Dawlada Imaraadku U Soo Dirtey+Qodobo Lagu Daraayo Heshiiskii Saldhiga.

0
Saturday January 13, 2018 - 10:43:49 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 2038
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Qodobada Ka Soo Baxay Kulan Dhex Maray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Waftigii Dawlada Imaraadku U Soo Dirtey+Qodobo Lagu Daraayo Heshiiskii Saldhiga.

    Nuxurka Qodobada Ka Soo Baxay Kulan Dhex Maray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Waftigii Dawlada Imaraadku U Soo Dirtey+Qodobo Lagu Daraayo Heshiiskii Saldhiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuxurka Qodobada Ka Soo Baxay Kulan Dhex Maray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Waftigii Dawlada Imaraadku U Soo Dirtey+Qodobo Lagu Daraayo Heshiiskii Saldhiga.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu kulan layeeshay wafti ka socda Imaraadka carabta kaas oo todobaadkan dhamaadey dalka yimid kuwaas oo dib u laabtey

 

 

Waftigan oo la sheegay in ay ka koobnaayeen todobada xubnood , in kasta oo aaney madaxtooyadu war rasmi ah ka soo saarin , hadana waxaa ay ujeedadoodu ay aheyd sidii ay madaxweynaha ugala hadli lahayeen arimaha saldhiga Berbera oo ay xukumadu sheegtay in ay hakin ku sameysay , kadib markii ay soo baxeen arimo farsamo oo aan ka fulin dhinaca Imaraadka Carabta oo ku jiray heshiiiskii madaxweyne Siilanyo la galay

 

 

 

Wararku waxay sheegayaa in madaxweyne Muuse Biixi oo ay kulanka ku wehelinayeen , wasiirada arimaha gudaha , arimaha dibada , gadiidka iyo wadooyinka iyo xubno kale oo uu u bandhigay xubnaha Imaratiyiinka ah , dareenka Somaliland ee saldhiga.

 

 

 

Waxaana uu warku sheegaya in madaxweynuhu codsadey in xukuumadu dooneyso in waxyaabo cusub lagu daro heshiiskii hore loola galay Imaraadka Carabta .

 

 

 

 

Qodobada uu Muuse Biixi doonaayo in lagu daro heshiiskii hore noomay suurto galin in aanu helno , lakiin waftiga Imaraadka ah ayaa la sheegay in madaxweynaha ay ka codsadeen in ay doonayaan in heshiiskii hore loola galay sidiisii loo fuliyo isla markaana qodobada cusub ee Somaliland dooneyso la qodobeeyo kuwaas oo ay balan qaadeen in lagu dari doono heshiiska

 

 

 

Waxaa kale oo ay wararku sheegayaan in waftiga Imaraadku ay madaxweyne Muuse Biixi soo gaadhsiiyeen Marti qaad rasmi ah oo ah in uu booqasho ku tago dalka Imaraadka carabta oo xidhiidh la leh Somaliland , waxaa la sheegay in madaxweyne Muuse Biixi aqbalay martiqaadkaas balse aanu cayimin wakhtiga uu tagi doono.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO