Wednesday July 18th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

dagaalkii shaqalaha habarjeclo iyo musuqii beesha sacad muuse

0
Saturday January 13, 2018 - 11:18:37 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 629
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    dagaalkii shaqalaha habarjeclo iyo musuqii beesha sacad muuse

    Wararka saacadahiii ugu dambeeyey aan ka helay guriga madaxtoooyada somaliland ayaa sheegaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka saacadahiii ugu dambeeyey aan ka helay guriga madaxtoooyada somaliland ayaa sheegaya

Wararka saacadahiii ugu dambeeyey aan ka helay guriga madaxtoooyada somaliland
ayaa sheegaya in sharciga lagu eryay dhamaan shaqaalahii hore ee ka shaqayn jirey madaxtooyada lagu yidhi i
in ay dhamaantood yihiin shaqaale temparary ah . kadib markii uu madaxweyne hore siilaanyo joojiyey qaadashada shaqaalaha perment-ka ah.

arintase yaabka leh waxay tahay in muuuse biixi cabdi uu wato shaqaale cusub oo madaxtooyada ka shaqeeeya kuwaasi lama taaban lama eryin sababtoo


sharcigii perment ka dhigi lahaana weli lama qaadin.

dulmiga intaasi leeg iyo ceebta intaa leeg waxa ka masuul ah oo dusha ku qaadanayaa
beesha sacad muuuse oo iyagu dhamaantood ka shaqeeya madaxtoooyada maamulkeeda ugu sareeeya
markey timaaado.

markad u fiirsato dadka go';aankani kasoo baxay dhamaantood waxay ka tirsanyihiin beesha sacad muuuse

1- Madaxweynaha Qaranka waa sacad muuuse
1- Agaasimaha madaxtooyada waa sacad muuuse
3- afhayeenka madaxtooyada waa sacad muuuse
4- xoghayaya gaarka ah ahna chief of staff waa sacad muuse
5- agaaasimaha maamulka iyo lacagta waa sacad muuse

hadaba waa yaabe sidee ayaaa cadaalad loo helayaa , weliba markay timaaado dadkii habarjeclo
ee abaalka u galey muuuse biiixi inuu inamadoo yar yaraa ka saaro shaqada.
isagoo ku eedeeyey maxamuud xaashi iyo siilaanyo ayaad lasoo shaqayseeen. maaney ahayn kuwii doortey
isaga ee soo saarey waxna u taray.

arintase jirtaa waxay tahay iskuma jirto beesha sacad muuse waxaanad ka arkaysa dhamaan ragaa aan soo tirayay
in ayna ahayn sacad muusihii sacad ahaa ee la yaqaaney qabiilkooda waana ta ka muuqata sawirka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO