Thursday August 11th, 2022
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

[Da,da Maaha Garashadu] Maanso Qiimo Badan Oo Duco Iyo Dardaaran Xanbaarsan Oo Uu Abwaan Daaha Gaas Utiriyay Afhayeenka Madaxtoyada Somaliland Si Dhamaystiran Uga Akhri Halkan

0
Thursday February 08, 2018 - 02:38:47 in Suugaan by
  • Visits: 2562
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    [Da,da Maaha Garashadu] Maanso Qiimo Badan Oo Duco Iyo Dardaaran Xanbaarsan Oo Uu Abwaan Daaha Gaas Utiriyay Afhayeenka Madaxtoyada Somaliland Si Dhamaystiran Uga Akhri Halkan

    [Da,da Maaha Garashadu] Maanso Qiimo Badan Oo Duco Iyo Dardaaran Xanbaarsan Oo Uu Abwaan Daaha Gaas Utiriyay Afhayeenka Madaxtoyada Somaliland Si Dhamaystiran Uga Akhri Halkan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Da,da Maaha Garashadu] Maanso Qiimo Badan Oo Duco Iyo Dardaaran Xanbaarsan Oo Uu Abwaan Daaha Gaas Utiriyay Afhayeenka Madaxtoyada Somaliland Si Dhamaystiran Uga Akhri Halkan
Dada maaha garashadu
Duruus iyo aqooniyo
Dadaal laguma soohelo
Darajo weeye guuluhu
Nin kuu doono siiyoo
Waa deeq ilaahay

Dhalintiyo dadkiisiyo
Mid u dana bulshada oo
Hagarli i dalkiisana 
Daacad ugu shaqeeyo
Danta gaar ahaaneed
Hawsha guud ka doorbida
Dooda hadal cadaankiyo
Runta loogu dawgalay

Ninka doortay maantee
Dirsadee magcaabaa
Allaylehe dadkaygaw
Lama dado xaqiiqdee
Madaxwayne daacada
Ku cad doorkan maamule
Dagaankuu ka yimi iyo
Hadaan nahay dadwaynii
Isku duubni gobolkii
Hanbalyaan u diraynaa
Madaxwayne noo diran


Maxamuudna duco iyo
Midh dardaaranaan faray
Mid dadaala noqo oo
Umadana u daacada
Noqo kii dalkiisiyo
Iskuwada dadkiisoo
Kuwa duubka xidhaniyo
Yuu ku duwin qabiilkuye
La dagaalan reernimo
 By daaha gaas
Halkan Ka Daawo: Aniga dhibta laygu haysta dad hurda baan toosiyey weeyi ..' Ex Maayir Muraad
Halkan Ka Daawo:"Xaqiiqada QARSOON Ee Xaalada Abaared Ee Ka Jirta Gobolka Togdheer
Halkan Ka Daawo:Rajo Intee Leeg Ayaa Laga Qaba In Biyo Macaan Laga Hello RIIGA Deegaanka Shansha-Cade,
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
WAREYSIYO