Wednesday July 18th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Waxqabadka Xawliga ku Socda ee Mudada Kooban uu Hirgaliyay Wasiirka Wasaarada Horumarinta Maaliyada Somaliland Md Yuusuf Maxamed Cabdi. Qaybta 1'AAD.

0
Saturday February 10, 2018 - 09:37:30 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxqabadka Xawliga ku Socda ee Mudada Kooban uu Hirgaliyay Wasiirka Wasaarada Horumarinta Maaliyada Somaliland Md Yuusuf Maxamed Cabdi. Qaybta 1'AAD.

    Waxqabadka Xawliga ku Socda ee Mudada Kooban uu Hirgaliyay Wasiirka Wasaarada Horumarinta Maaliyada Somaliland Md Yuusuf Maxamed Cabdi. Qaybta 1'AAD.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxqabadka Xawliga ku Socda ee Mudada Kooban uu Hirgaliyay Wasiirka Wasaarada Horumarinta Maaliyada Somaliland Md Yuusuf Maxamed Cabdi. Qaybta 1'AAD.
Wasiirka Horumarinta Maaliyada Somaliland Md Yuusuf Maxamed Cabdi Oo ah Masuul Dhalinyaro ah oo ku Sifoobay Daacadnimo, Aqoon, Karti, iyo Waaya- aragnimo, Oo Xilka Wasaarada Loo Magacaabay 14. Dec. 2017,nAyaa Mudadii Koobnayd ee ku sinayd Labada Bilood ee uu Hayay Xilka Wasaarada Maaliyada ayaa ku Talaabsaday Waxqabad Muuqda oo Lataaban karo isla markaa wax ku ool ah oo Wasaarada Maaliyadana aan Hore uga jirin.
Halkan waxaan kusoo Qaadan doona Qodobo kamid ah Wax qabadka aadka ugu Muhiimka ah ee Wasaarada Horumarinta Maaliyada Qaranka Somaliland ee uu Mudadii koobnayd ee Wasiir Yuusuf Maxamed Cabdi loosoo Magacaabay
Wasaradaasi Hirgaliyay. Waxqabadka Muuqda ee uu Hirgaliyay Wasiir Yuusuf Maxamed Cabdi Mudadii yarayd ee uu Xilka Hayay Ayaan lasoo wada Koobi karayn oo aad u Badan Hase ahaatee si Guud Kooban waxaan isula eegi doonaa Baaxada Waxqabadkiisa iyo
Xawliga uu ku Socdo oo ah Mid lagu Diirsaday isla markaana Farxad galiyay Guud
ahaan Shacabka Somaliland.


1.Wasiirku waxaa uu ka Shaqaysiiyay Isla markaana Maskaxddooda Xoogooda iyo Aqoontooda uu Qaranka uga Faa’iideeyay Ardayda Reer Somaliland ee Dhanka wadamada jaareena ah wax kasoo bartay Sida Itoobiya kuwaasoo lagu Hubo Tayo
Waxbarasho iyo karto.

2. Dhinaca Sharciga, Md Yuusuf Maxamed Cabdi Waxaa uu Dhisay isla markaana Sameeyay Xeerka lagu Maamuli lahaa Shaqaala iyo Hawl wadeenka Wasaarada Horumarinta Maaliyada Somaliland, iyo Sidoo kale Xeerka Cashuuraha (Procurement act) iyo (Code of Conduct) Wasaarada Sidii Masuuliyada iyo Shaqada Qaranka loo hayaa ay noqon lahayd mid Cadaan ah iyadoo Qaybtaasi
Sharciga Xoog loo dardar galiyay.
3. Waxaa la sameeyay Qorsheyaasha Waaxyaha iyo Qorshaha Guud ee Wasaarada Horumarinta Maaliyada ee Sanad laha ah.
4. Waxaa kale oo la Sameeyya Units, ama Qaybo loogu Talagalay Dajinta Cashuuraha (Text Policy).


W/Q. Mawliid Maxamed Siciid.
Email: Mawliidmarshal@gmail.com Tell 063-4129951 Hargeysa.
Waxqabadka Xawliga ku Socda ee Mudada Kooban uu Hirgaliyay
Wasiirka Wasaarada Horumarinta Maaliyada Somaliland Md Yuusuf
Maxamed Cabdi. Qaybta 1’AAD.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO