Wednesday July 18th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

MUSTAFE MARTIN IYO MIDABKIISA DHABTA AH

0
Saturday February 10, 2018 - 09:50:27 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 762
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MUSTAFE MARTIN IYO MIDABKIISA DHABTA AH

    MUSTAFE MARTIN IYO MIDABKIISA DHABTA AH

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MUSTAFE MARTIN IYO MIDABKIISA DHABTA AH Waxaa marka hore Mahad iska leh EEBBE, Waxaan aad u salaamaya shabakada wararka ee Burco online shaqaalaheeda kale duwan. Waxaa
runtii amaan iyo mahad naq mudan shacabweynaha ree Somaliland inta samaha iyo wada jirka ka shaqaysa,waxanaan iyana salaaamayaa madaxda
qaranka Somaliland mucaarid iyo mucaafid ba,Madaxweynaha iyo madaxweyne xigeenkana waan salaamayaa, Haddii aan intaa kaga gudbo
salaantaa oo aan u soo gundo dego dulucda maqaalkan. Sida intiina badani maqasheen amba arageenba waxaa jiray dhawaq ka soo

yeedhay nin la yidhaa Mustafe Martin, dhawaaqaas oo uu ku sheegay inuu ahay madaxweyne debad wareeg ah. Hadaba Martin waa kuma, waxaan wax yar ifiiminayaa taariikhdiisa.

Martin waxuu ka soo jeedaa gobolka togedheer,wuxuu ku doodaa iyo ka tirsanyahay xisbiga mucaaradka ee wadani madaxdiisa sarsare, waxuu
debada u baxay burburkii wixii laysku odhan jiray Somalia isagoo basaas u ahaa nabadsugidii faqashta,waxaa uu galay Yurub,halkaas oo qaxootino isku dhiibay sagaashanaadkii, markuu waxoogaa joogay ayuu bilaabay wixiisii uu yaaqaanay ee ahaa basaanimada, ka dib jaaliyaddii Somaliland ee meel la joogtay way takooreen waxaanu u cararay xaga maraykanka, waxuu soo caga dhigtay bariga maraykan, wuxuu bulshadii ree Somaliland ee meeshaad ku noolayd kala dhexdhigay cadaawad iyo qabyaalad,markay ogaadeen way iska eryeen waxaanu tegay koonfurta
markaykanka halkaana bulshadii ku dhaqneed wuu kala fururay, meel doofaarka lagu iibiyo ayuu wax yar ka shaqeeyay waxaanu ka dhacay
lacag gaadhaysa $2000 iyo jeegag, ka dib wuxuu u cararay halkan uu iminka degan yahay ee Minasota,halkaas oo markiiba uu la saaxiibay nin Somali kiristaana ooy isku beel yihiin oo Hassan la yidhaa runtiina qudha iska jaray markii dambe, ninkaas u shaqeyn jiray kiniisad
kaatolig ah oo somalida kiristaanka ka soo qaada Nairobi, ninka la yidhaa mustafe martin halkaas ayuu afdhigay wuxuu cararaba, waxaa laga bedelay diinta, waxaa bixiyay magacan uu iminka sido, waxaa loo dhiibay inuu kiniisada ka eedaamo oo uu jalaska garaaco, waxaa wax
lala yaaba ah inuu yidhaa waraaqaan u qoray madaxweynaha maraykan ,isagiiba qaxooti iyo boqol magac ilaa Yurub isku dhiibayay, waxaan u arkaa nin gacmaha iska soo xidhay ,ninka diintii uu ku dhashay ka baxay wax khayr leh kama soo jeedaan,waa ma xishoode waa orgigii afkana duufka ku lahaa dabadna xaarka ku lahaa,waxaan qormooyinka danbe kaga hadli doonaa iskaga iyo cali xaraare lacagta ay kaaqaataan dawlada Somalia si ay u baabiyaan qaranimada iyo degaanansha Somaliland. ABDIWELI. USA


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO