Tuesday July 17th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Taxanaha Burburkii Waddani 2017 qaybti 8aad By Mukhtar Cilm

0
Sunday February 11, 2018 - 10:30:51 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taxanaha Burburkii Waddani 2017 qaybti 8aad By Mukhtar Cilm

    Taxanaha Burburkii Waddani 2017 qaybti 8aad By Mukhtar Cilm

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taxanaha Burburkii Waddani 2017 qaybti 8aad By Mukhtar Cilm

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.


Maanta oo ay silsilado noo marayso qaynbti 8 aad ee taxanaha burbuyrkii soo gaadhay xisbiga WADDANI 2017,waxa ka qayb qaatay laba nin oo xilal dalkan ka soo qabtay kuna saaqiday xilalkoodi iyago siyaasadana xirfadeeda aan aqoon dheeraad ah u lahayn.siyaasi isku sheega kowaad waa SICIID SULUB oo ahaan jiray wasiirkii boobay hantida guud ee Somaliland waagi xukuumadii UDUB ee albaabada loo laabay 2010!,siciid sulub wuxu qayb ka aha in xisbigan la naco oo lala dago isago u hayay cadho CIRRO waagi u mucaarid ku ahaa RIYAALE ,xisbiga waddani marku ku soo biiray na mar walba hadalo umadda ku nacdo waddani oo iska hor keena ayuu warbaahinta ka sheegi jiray,isago waliba ay sumacdiiso ay xuntahay, khalad weyn bay ahayd in ay WADDANI soo dhawestaan dad sidaas ah oo ceel toona una qodin xita tuuladii u ku dhashay!,siciid sulub taariikhda wuxu ku galay waa ninkii yidhi RIYAALE DHAB LIBAAX AYUU KU FADHIYA !MEE2010,fadeexad iyo hunguri iyo xasid moyaane ma wax kale yahay SICIID SULUB!..taasna waxa raacday in BURCO lagaga badiyay WADDANI qoladii olalaha meeshaas ka wadayna SULUB aya ku jira wanu la dagay waddani ninkaasu.



Siyaasi isku sheega labaad ee waddani la dagay waa DUUR,waa ninkii isagoo UDUB aha ku biiray KULMIYE xiligii 2012 isago xil raadinaya waxay u gashay wasaaradii arimaha gudaha, lkn isago wax yar haya aya laga eryay xilkaas musuq maasuq awgiis,waa ninkii cunay mashaariicdiiJPLG, oo ah (UN Joint Programmed on Local Governance and Decentralized Service Delivery ) .Waa mashruuc lagu horumarinayo Dawladaha Hoose ee dalka,waa ninkii cunay ee lagu eryay maantana wuxu iskaaga dhigaya nin wadaad ah, waana sifooyinka munaafiqa ah.isago sidaas ah ayuu waddani ku soo biiray kadibna hadh iyo habeena wuxu ka dhex waday xisbigaas qorshayaal iyo fawdo iyo khilaaf xisbiga dhulka dhigay oo cid walba uga baxday marku talada xisbiga hoosta ka qabsaday isaga iyo koox u watay ay ka mid ahaayeen SULUB yare!.sida caruurta yar yar aya lagu qabtay duur oo taagan daaqaad ololhii BERBERA oo mobilka sawiranaya waxa meesha ka socda !!, ma waxaas ba siyaasiyiin ah oo olole iyo madaxtooyo hankiida yaqaan?!!wuuna ku fashilmay mr DUUR ololehii BERBERA ITO SAAXIL BA ,imikana dulinimadii ugu danbeysay ayuu marayay markii u MUUSE BIIX qabsaday talada dalka ayuu CV gii la carary DUUR madaxtooyadda !!!,albaabka laga soo xidhay oo CV gii na qashinka lagu tuuray!...dadka noocaas ah xisbi iyo siyaasad ba waa laga fogeya waayo waa faashil guul ka foog ,wax u cuno mooyaane!...

Waa inuu iyo qaybta 9aad iyo basaasiinta basaasay Waddani.

 

La Dagoooooo….

By Mukhtar Cilmi

 

mukhtarcilmi@hotmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO