Wednesday July 18th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Mustafe Martin iyo midabkiisa dhabta ah,WQ,Abdiweli USA

0
Monday February 12, 2018 - 11:34:31 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 600
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mustafe Martin iyo midabkiisa dhabta ah,WQ,Abdiweli USA

    Mustafe Martin iyo midabkiisa dhabta ah,WQ,Abdiweli USA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mustafe Martin iyo midabkiisa dhabta ah,WQ,Abdiweli USA Marka hore waxay mahadi u sugnnaatay ALLE SWT, waxaan dhamaanba salaamayaa ummada reeSomaliland ee daafaha dunida ku kale nool inta samaha iyo wada jirka dadka iyo dalkaba jecel,waxaa kale oon amaan iyo boqaadin u hayaa madaxda qaranka Somaliland ee u heelan inay dadkooda manta berri ka fiican inay gaadhsiiyaan,intaa markaan halkaa ku dhaafo oon u soo noqday arinta aan qalinka u qaatay, waxaa intiina badani
daawateen amba dhegeysateen, Martin oo been aan sal iyo raadtoona lahayn faafinaya,isagoo leh heyadu caalimiya ayaan gaadhsiiyay warkayga,waa beenti waa ma xishoode waa qof nac iyo nacasnimo ka badatay,waxaa wax lala yaabo ah kuwa ku sheega ninka Kiniisada Jalaska

ka garaaca aqoonyahan,

Akhristow waxaa qofkasta oo wax garanayaa la socdaa,inuu dunida dambiile ka yahay qofkasta oo ku dhaqaaqa inuu dagaal sokeeye ka iclaamiy dal nabad ah sida Somliland oo kale, weliba adeegsada social media sida TV,Radio,Telephone iyo wixii la mida,waxa hore loo yidhi
 NKASTUU DURDUR IYO DABAAL GALO DOOFAAR ABIDKII MA DAAHIRO waxaan xasuustaa markuu Martin u soo guuray gobolka Tanessee magaalada Nashville ,ee uu bilaabay inuu dadka ree Somaliland ka abuuro naxli iyo cadaawad ku salaysan qabiil,waxay u bixiyeen DHUUSO TUUG,waa markay ku arkeen anshax xumada uu iminka wado oo kale, Somaliland kuwo hore ayaa isku dayay inay dagaalo ka ridaan, waanay ku fashilmeen waayo dadku wuu ka koray tolaay yaa ree hebel ay,Xisbigan wadani ee uu xajiimaynayaa waa xisbi qaran waxaanu helay 40 iyo wax ka sareeya, doorashooyinka soo socdana haday kasbadaan codka shacabka meel fiican bay gaadhi,laakiin marka Dhuusa Tuug amba Martin oo kale ku
shaambadeeyo reer amba qabiil geedkaa muuqda gaadhi mayaan,maanta intaan ayaan ku soo xidhayaa, qormooyinka dambe waxaan soo bandhigayaa dukmintiyo cadaynaya dalkii uu qaxootinmada iskaga dhiibay DHUUSA TUUG intii aanu Maraykanka iman iyo weliba caydh uu weli ka qaato si uu dhaqaale kab uga helo. .

GUUL IYO GOBONIMO SOMALILAND
Abdiweli
USA


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO