Wednesday July 18th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Waa Lagama Maar maan in Khaatumo ku jirto Wada-hadalad cusub ee u dhaxeyn doona Jamhuuriyada Somaliland iyo Jamahuuriyad Federaalka Somaliya?

0
Monday February 12, 2018 - 11:46:31 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Lagama Maar maan in Khaatumo ku jirto Wada-hadalad cusub ee u dhaxeyn doona Jamhuuriyada Somaliland iyo Jamahuuriyad Federaalka Somaliya?

    Waa Lagama Maar maan in Khaatumo ku jirto Wada-hadalad cusub ee u dhaxeyn doona Jamhuuriyada Somaliland iyo Jamahuuriyad Federaalka Somaliya?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Lagama Maar maan in Khaatumo ku jirto Wada-hadalad cusub ee u dhaxeyn doona Jamhuuriyada Somaliland iyo Jamahuuriyad Federaalka Somaliya?

Waa lagama maarmaan in Khaatumo ku jirto Wada-hadalada cusub ee u dhaxeeya doona Jamhuriyada Somaliland iyo Jamhuuriyad Federalka Somaliya ?

Balse waxay la jirta sida Madaxda Qaranka Jamhuuriyada Somaliland ee hada u wahajaan ka faa iideysiga furtada la il duufi jiray ee wada hadaldii hore dhaxalsisi guulrada iyo midho dhal la,aanta way qaadan ama waa il duuf kale sidii nacasi maxaa layga reyn reyn beriba waa lumiye

Waa marag ma doon in Wada hadaladii hore ee dhex-maray Jamhuuriyada Somalilanad iyo Jamhuuriyada Federalka somaliya ee wali Aduunku maamulo khasaare iyo fulin Dalal kale Danhood mooyaane wax kale oo laga dheegatay ma jiraan .Kuwa hada loo dheg taagayo inay hirgaal na ma jiri karto si wax suurto galnimo ahi iga soo bixi karaan waxaan dhibaatadu tahay labada dhinacba wax ka jira ka run sheegid waxa laga hadalaayo iyo sidii wax uga dhaboobi la haayeen .

Ugu horeyn Jamhuuriyad Somaliland qaabka ay u wajahday wada hadalidii hore waxay aheyd si ka fog runta iyo xaqiiqada waana ta keenatay guuldarad iyo dibno qaniinka soo if baxay waxaynu ku masaalaneyn karna sidii jiratay ee aheyd "mar aad gar leedaya oo aad gartaada marsan kari weydo ayaa jirta " in yar iftinim waxaa habooneyd in si kalsoon iyo xilkasnimo ku jirto loona wada dhan yahay mucaarada iyo muxaafidba arintaa Jamhuuriyada Somaliland Qadiyadeed loo wajaho. Balse Duulkii maal maha joogay waa la ambadeen iyagoo u haysta inay ku hirteen wadadii xagagsaneyd ileen Ummada marba cid baa Hogaanka iyo Gudmaha u sidee .

Dhinaca Jamhuuriyada somaliya xaldood iyo doodu waxay aheyd oo kaliya wax la yidhaahdo Jamhuuriyad Somaliland oo jiratay ma jirto iminkan ma jirto waligeed ma jiri doon.! Waxa kale oo la shir imanyeen ma jirin .Ta ay la soo shirtagayaan Maanta waa ta hadii laga tagi waayo waxay ku jira hadaladood in badan ay ka ma dhan tahay xag xig-madeed iyo Aqoon Dadnimo waa hal Eray oo kaliya oo ah "somaliweynā€¯ balse been ah runtii iyo xaqiiqda jirta ka fog kana caagan , hadii aad eegto sharuucda iyo qaynuunka ay hada loo qorey ee lagu maamulo kuma jirto wax cadeynay in shanti somaliyeed jirto ,waligeed ba jirtay ? Sooamliya ayaaba shan- maamul oo kala qadiyad iyo kala jaho ah loo sameeyey waxa filaya sida aan anigu aaminsanahay waxau soomaliweyn u yaqaanin una aqoonsan yihiin xaduud qabiileeda la dhexdhigay ee fushay 10sandood ugu danbeeyay.

Jamhuuriyada Somaliland waxa arimahan wada hadalad kala gudboon inay xaqiiqda iyo runta dhabaheed ku habsato kuna wajahdo oo ay ka tagto waxa aan waxba ka bedelayn arinta ahayd i jiid aan ku jiidee, iyo kulanada bahdilaad iyo sharaft darad mooyaane wax kale faa iido oo laga dhax layaa ay yaratay .Uguna horeeyaan kuwa uu gadhwadeenka ka yahay kaligii taliyahay xeebta Djabouti duleysatay. Arinta Jamhuuriyada Somaliland iyo wada hadalad cusub waa lagam maarman in laga qayb galiyo ku dhamaanba cid kasta oo Jamhuuriyada Somaliland asalkeedu yahay ugu horeeyan kuwa mucaaradaka ah sida Khaatumo iyo Madasha wada tashiga iyo Ururad bulshada iyo indheer garad iyo waayo arag ba ma ku haboon uun inta siyaasad ku jirta inay dhiran dhirin karto marka qadiyada dal iyo Ummadiisa ba masabkeed jaan-goynteeda la doonaayo .

Waxa marag ma doon ah in sidii shalay iska dhariiqinteed aynu ognahay waxa dhaxalkeed noqday inta maanta loo hab hab leeyahayn ku soo Af-meermi doonta xal la,aan oo ah inay arintu dhaafi weydo i jiid aan ku jiido oo ah gacmo daalis waayo? Waxaad wada hadal la yeelanaysa N in la maamulo dalkiisii iyo dadkiisiba balse hal shay ka haya oo ah dawlad ayaa lagu aqoonsan yahay !Oo hadii uu qiraal iyo wax-garadnimo ku socon laha wada hadal maanta ma dooneen wax uu odhan lahaa waxanu ku jira Burbur aanu anaigu sababtiisa leenahay ee Dubu kabasho dabdeed iyo wada hadal inta ka horeysan waxii inoo kale soocon waa inoo kala soocan yihiin waxii isugu keen jiran wada qaybsi wanaagsan iyo wada ilaashi guud inta aanu arimahayaga u noqoneyno kuwo u madax banan go,aan ka gaadhi kara waxii talo danteed fadhiisato .

Ma garan karno Ninka ah ma qirte xaqiiqda iyo runtiinaaad ogtahay ee dhiriqda iyo dhiig bax u dhex fadhiyo masana asagu isla wacan iskaalana qumaan.

sidad Adigaan isu dhameyn mid mucaarad ah iyo mid aqoon yahan ahba arinkaaga gole loo dhan yahay wax ugaga odhan karto ileen Adigu isu dhamidee? se halkaa miyaan ku haboon xita inaad kaag waalan wadato ileen wax uu ka mid yahay Ummada xaqood iyo xaquudood u doodayse. Hadal dhamaatii waxay ku so oaf-go,ayaa khaatumo waa u muhiim inay ka mid ahaato wada hadalad cusub ee loo han-qal taagoyo inay dib u furmaan bilaha soo socda waxii gaadha ee alle ku simo.

Abokor Mohamuud

Bolton Uk

abokorm@hotmail.co.uk

Waa Billahi Towfiiq




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO