Wednesday July 18th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Layla Maxamed Nuur Oo Ka Mida Siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye Ayaa Shaacisay Inay Usharaxantahay Xildhibaan Doorashada Golaha Wakiilada

0
Monday February 12, 2018 - 23:43:24 in Wararka by Wariye Mohamed BK
  • Visits: 756
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Layla Maxamed Nuur Oo Ka Mida Siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye Ayaa Shaacisay Inay Usharaxantahay Xildhibaan Doorashada Golaha Wakiilada

    Layla Maxamed Nuur Oo Ka Mida Siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye Ayaa Shaacisay Inay Usharaxantahay Xildhibaan Doorashada Golaha Wakiilada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Layla Maxamed Nuur Oo Ka Mida Siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye Ayaa Shaacisay Inay Usharaxantahay Xildhibaan Doorashada Golaha Wakiilada
Layla maxamed Nuur Oo Ka Mida Siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye Ayaa Shaacisay Inay Tahay xildhibanad u taagan jagada musharaxnimo ee doorashada golahay wakiilada gobolka sanaag doorashada ka dhici doonta 3/2019 dalka somalinad ayaa maanta shaacisay inay u sharaxantahay Xildhiban kana sharaxantahay Xisbiga Kulmiye Layla ayaa ah shaqsi hawl kar ah aqoonyahanadna ah waa shaqsiyada u qalanta buuxinta jagada xildhibanimo ee degankeeda gobolka sanaag.
Aqoonyahan ka dhalinyarada odayaasha iyo dhamaanba bulsho weynta Ku dhaqan ayaa si diiran u soo dhawaysay musharaxnimada Layla waxayna Ku riyaaqeen inay tahay Layla qof uu gobolku u baahna waxbadana ka qaban doonta baahiyaha aasaasiga ah ee gobolka sanaag ka jira .waxay na Ku balan qaaden inay codkooda siin doona musharax Layla marka LA gaadho wakhtiga codaynta doorashada



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO