Wednesday July 18th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Halkan Daawo SAWIRO Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa Soo Badbaadiyay Neef Geella Oo Ku Dhacay Bullaacad

0
Tuesday February 13, 2018 - 07:09:08 in Wararka by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 852
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Daawo SAWIRO Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa Soo Badbaadiyay Neef Geella Oo Ku Dhacay Bullaacad

    Halkan Daawo SAWIRO Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa Soo Badbaadiyay Neef Geella Oo Ku Dhacay Bullaacad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Daawo SAWIRO Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa Soo Badbaadiyay Neef Geella Oo Ku Dhacay Bullaacad

Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa Gurmad Badbaado u fidiyay Neef Geella oo Ku Dhacay God isla markaana ku dhibaataysnaaa Godkaas ama Bullaacadaas, waxaana ciidanka markii lagu soo wargeliyay gurmadkaa badbaado ciidanku isla markiiba ku baxay gurmadkaa, iyadoo badanka ciidanku aanuu ka hawlgelin masiibada dabka oo kaliya balse ciidanka markastaba fidiya wixii gurmad ah.

Hadaba Neefkan geela ah ayaa sida dadweyne goob joog ahi u shegeen ciidanka isaga oo soconaya ku dhacay Bullaacadaas, waxaana lagu soo wargeliyay ciidanka inay wax ka qabtaan, daqiiqado yar kadibna ciidanku wuxuu u baxay hawlglakaa waxaana hawlgal muddo soconayay ciidanka dabdemisku ku guuleysteen inay ka soo saaraan neefkaa godkaas.

Ciidanka ayaa hawlgalkan u adeegsanayay Xaadhkaha Badbaadada Iyo Hal Wiish waxaana ciidanka ugu dambayn ka soo saaray godkaas, kuna guuleystay inuu soo badbaadiyo neefkaa geela ah ee dhibaataysnaa.

Dhankiisa waxaa isna mahadnaq u soo jeediyay odayga lahaa neefkan geela ah waxaanuu aad ugu mahadnaqay ciidanka Dabdemiska caasimada hargeysa ee u soo badbaadiyay neefkiisa waxaanuu dadweynaha sheegay in la garab istaago ciidanka markasta oo hawlgalo ku jiraan.

Maaha Markii u horaysay ee ciidanku dhacdo ama badbaado sameeyo, balse waxaa markastaba ciidanka Dabdemisku ka hawlgalaa masiibooyinka iyo badbaadooyinka dhankastaba, waxaana u dambaysay dhacdadii todobaadkii hore uu ciidanka Dabdemisku saddexda nin ee ku dhacay Bullaacada xaafada Badda Cas uu ciidanku ugu gurmaday kuna soo badbaadiyay.

Image may contain: people sitting and outdoor


No automatic alt text available.

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: outdoor and nature

Image may contain: one or more people and horse

No automatic alt text available.

Image may contain: one or more people and people standing

Warbaahinta Ciidnka Dab-demiska Qaranka.

Hargeysa/Somaliland.
990 Emergency Call
Hargeisafire.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO