Tuesday July 17th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Cafis U Fidiyey Siyaasi Reer Somaliland Oo Aminsanaa Fikirka Somali Weyn Ka Dib Markii Uu Mawqifkaas Ka Tanaasulay

0
Tuesday February 13, 2018 - 10:59:07 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 2074
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 5 2
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Cafis U Fidiyey Siyaasi Reer Somaliland Oo Aminsanaa Fikirka Somali Weyn Ka Dib Markii Uu Mawqifkaas Ka Tanaasulay

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Cafis U Fidiyey Siyaasi Reer Somaliland Oo Aminsanaa Fikirka Somali Weyn Ka Dib Markii Uu Mawqifkaas Ka Tanaasulay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Cafis U Fidiyey Siyaasi Reer Somaliland Oo Aminsanaa Fikirka Somali Weyn Ka Dib Markii Uu Mawqifkaas Ka Tanaasulay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu cafis u fidiyey wasiirkii arimaha dibada ee dawlada Somaliya ee sanadihii 2010- 2012 Maxamed Cabdilaahi Oomaar oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland , kaas oo ka tanaasulay fikirkii Somali weyn ee uu hore u aaminsanaa

Warar xog ogaal ah oo wargeyska Geeska Africa helay ayaa xaqiijiyey in siyaasigan oo ka soo jeeda qoys caan ah ee reer Cabdilaahi Oomaar uu shalay soo gaadhey magaalada Hargeysa , kadib markii madaxweyne Biixi aqbalay codsi uu soo qortey oo uu ku dalbadey in la cafiyo , kaas oo madaxweynuhuna u qoray cafiska uu dalka ku yimid .


Siyaasigan oo ah nin dhalinyaro ah waxaa uu wasiirka arimaha dibada uu noqdey dawladii uu soo dhigay madaxweyne Sheekh Shariifmarkii dalka jabuuti loogu comaamadey madaxweynaha Somaliya sanadki 2010-kii , waxaana uu xlkaas hayey muddo ku siman laba sanadood .

Mr Oomaarma noqonaayo siyaasigii ugu horeeyey ee dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland ee ka tanaasula fikirka Somali weyn ee Burburtey , waxaana la filayaain uu warbaahinta la hadlo oo u cadeeyo mawqifkiisa inta uu Hargeysa joogo

 


 

Image result for Maxamed Cabdilaahi Oomaar

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO