Wednesday July 18th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Eng Xasan Jaamac Caabi Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa

0
Tuesday February 13, 2018 - 11:44:51 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 613
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Eng Xasan Jaamac Caabi Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Eng Xasan Jaamac Caabi Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Eng Xasan Jaamac Caabi Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa

12/02/2018

TACSI MADAXWEYNE

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, bahda saxaafadda Somaliland, gaar ahaan Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariisteeMarxuum Eng Xasan Jaamac Caabioo ku geeriyooday maanta oo ay taariikhdu ahayd 12/02/2018, magaalada Hargeysa.

 

Marxuumka Oo ahaa farsamo yaqaan iyo tafatire 30 kii sanno ee u danbeeyay ka soo shaqeeyey Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalinta, gaar ahaan idaacada Radio Hargeysa kana midka ahaa rukumada idaacada Radio Hargeysa ka hawl-gala, kaalin weyna ku lahaa isbadaladii koboca warbaahineed ee Radio Hargeysa iyo ta dalkuba ku tallaabsatey wakhtiyadii kala danbeeyay, isagoo marxuunku ka tirsanaa odayaashii gacanta weyn ka geystay kana shaqeeyay horumarinta saxaafadda Somaliland, kuna sifeysnaa dulqaad, hawlkarinimo iyo daacadnimo uu ku gudan jirey waajibaadka shaqo ee uu qaranka u hayay.

 

Madaxweynuhu waxa uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, bahda saxaafadda Somaliland, gaar ahaan Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyskii, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin

Maxamuud Warsame Jaamac

Afhayeenka Madaxweynaha JSL.



--




Naasir Yuusuf Daahir
Director of the Presidential Media Department
Hargeisa - Republic of Somaliland
Line: 518390



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO