Wednesday July 18th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

DIINTA ISLAAMKU MAXAY KA QABTAA LAALUUSHKA IYO LUNSASHADA HANTIDA QARANKA Q. PROF. MOHAMED JAAFAA

0
Tuesday February 13, 2018 - 11:50:06 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DIINTA ISLAAMKU MAXAY KA QABTAA LAALUUSHKA IYO LUNSASHADA HANTIDA QARANKA Q. PROF. MOHAMED JAAFAA

    DIINTA ISLAAMKU MAXAY KA QABTAA LAALUUSHKA IYO LUNSASHADA HANTIDA QARANKA Q. PROF. MOHAMED JAAFAA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DIINTA ISLAAMKU MAXAY KA QABTAA LAALUUSHKA IYO LUNSASHADA HANTIDA QARANKA Q. PROF. MOHAMED JAAFAA

Ilaahay ayaa mahad leh isaga ayaan Ku shukriyeynaa, oo kaalmaysanaynaa, oo dambi dhaaf weydiisanaynaa, llaahay ayaan ka magan galaynaa nafteena sharteeda iyo acmaasheena xun. llaahay wuxuu waajibiyey waxyaalo waajib ah oo aysan banaaneyn in la dayaco, wuxuuna jeexay xuduud aysan banaaneyn in la dhaafo.

Islaamku wuxuu meel adag ka istagay laaluushka iyo maalka dadka oo si xaqdaran u cuntid. Waxay ka mid tahay danbiyada waa weyn ee lagu halaagsamo, Dadka caadada ka dhigtana waxa loo balan qaaday halaag adduun iyo hoog aakhiro, bal eeg aayada ilaahay quraankiisa inoogu sheegayوَلَنَبْلُوَنَّكُم بِشَىْءٍ مِّنَ ٱلْخَوْفِ وَٱلْجُوعِ”..Waxanu idinku imtixaameynaa baqdin, gaajo iyo in ilaahay raxmadiisa idinka dheereeyo.. Waxa laynaga xarimay laaluushka, Mana jirto cid loo baneeyay inay laaluush qadato iyo lunsahsada hantida qaranka. Laaluushku wuxu lumiyaa miisaankii cadaaladda ee mujtamaca dhexdiisa.

Madax iyo masuuliyiin ayeynu aragnay kutubka quraanka kariim ka ah gacanta saaray, kuna dhaaranaya in caddaalad wax ku maamulayaan (subxaanallaah), uma arkaan inay tahay danbi Alle hadey fulin waayaan, Sidoo kale uma arkaan iney cadaab aakhiro ku muteysan doonaan, taasi waxay keentay in qof walba siduu doono ugu tagri falo, xoolihii ummada. Wuxu Abu Hureyra ka soo weriyey Nebigeena suuban (SCW), xadiis saxiix ah, waa uu nacdalay ka bixiya iyo ka qaataba

لعن الله علي الر اشي والمرتشي

QALINKII PROF. MOHAMED AHMED FARAH (JAAFAA)
KRISTIANSAND, NORWEY


 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO