Tuesday July 17th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna saabsan ma wasirka arrimaha dibadda mise waa guddoomiye Shirkad ganacsi?

0
Tuesday February 13, 2018 - 11:54:30 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna saabsan ma wasirka arrimaha dibadda mise waa guddoomiye Shirkad ganacsi?

    Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna saabsan ma wasirka arrimaha dibadda mise waa guddoomiye Shirkad ganacsi?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna saabsan ma wasirka arrimaha dibadda mise waa guddoomiye Shirkad ganacsi?

Ku: Golaha wakiillada Somalilanad

Ku: maxkadda dalka haddii aanay la qabin

Og: hay,adaha nabadsugidda

waxaa fajac iyo amakaag nagu noqotay arrin aan la filayn.

Oo ay ku kaceen masuuliinta dawladda jamhuuriydda Somaliland oo xilal culculus ka haya kuna kacay dambi ay qaranka ka galeen kuwaas oo kala ah labada masuul kalana ah mudane wasiiirka arrimaha dibadda Sacad Cali Shire iyo safiirka u fadhiya dalka isutagga carabta mudane Baashe Cawil Cumar

labadan masuul waxay warbaahinta ka caddeeyeen in ay jirto shirkad lagu magcaabo,Somaliland Investment Company Limited

Waxaa soo raacalabada dumara ee kala ah marwadii hormadaxwanii hore marwoAmina Waris iyo wasiiraddii hore ee maalidda marwo Samsam Adan Cabdi.

labada masuul kalana ah mudane wasiiirka arrimaha dibaddaSacad Cali Shire iyo safiirka u fadhiya dalka isutagga carabta mudane Baashe Cawil Cumar ,waxay ku andicoodeen madaama Somaliland aanay ahayn dal aduunka laga aqoonsanyahay in ay shirkadda marin uga dhigeen.

Waxaa iswaydiin leh shirkaddu waxay sidata magacii dalka jamhuuriydda Somaliland isma qabanayaan,dalka lama aqoonsana haddana shirkaddana waxaa ka muuqda magaca dalka .

labada masuul waxay warbaahinta ka carrabaabeen in uu wax ka ogyahay madaxwaynaha jamhuuriyadda Somaliland mujaahid Muse Bixi Cabdi.

Arrintani waxay mucjiso ku tahay qaabdhismeedka dawladnimo.

masuuliintani waxay ka soo hadheen wasiirradii fara ku tiriska ahaa ee madaxwaynuhu la soo hadhay.

Talo soo jeedin .

  1. Somaliland Investment Company Limited, shakiga dhalisay la joojiyo,labada masuulna cadhuuftootada dib uga liqaan.
  2. in ay golaha wakiilladu arrinta go,aan ka soo saaraan .
  3. in ay maxkamadda dalku haddii aanay qabin wax ka iska waydiiso.
  4. In la ilaaliyo haykalka ama qaabdhimeedka dawladnimo meel looga soo wada jeedo.
  5. In laga dhawrsoonaada tan oo kale in aanay dib u dhicin sharcina laga soo saaro faldambiyeedkan oo kale .
  6. In ay beelaha qaranka Somaliland meel uga soo wada jeedan ilaalinta qarannimadooda .
  7. In la badiyo cabsida Allah.

Hoggaamiye wuu tagay laakiin ciidu ma tagayso.

Xoog laguma dagaallamo ee caqli ayaa lagu ciil baxaa .

Wax la walfay(la caadaystay) oo aan laga dhiman waa laga noqon kara waana laga waantoobi karaa.

caddaaldda ayaa ciil iyo cadhoba laga baxaa.

cadho walaal waa la bariiyaa.

labada xaqdarrada ku heshiisa xaqa ayey ku colloobaan.

inta aanad dhiman sharaf kala tag adduunka.

 

Deeq Cabdi Digale




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO