Thursday July 29th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

GOBOLKA SANAAG OO NOQDAY GOBOLKA DAHABKA EE SOMALILAND QALINKII MAXAMUUD KHALIIF AXMED(ZAKIKHALIIF)

0
Sunday March 04, 2018 - 08:10:46 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 1670
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GOBOLKA SANAAG OO NOQDAY GOBOLKA DAHABKA EE SOMALILAND QALINKII MAXAMUUD KHALIIF AXMED(ZAKIKHALIIF)

    GOBOLKA SANAAG OO NOQDAY GOBOLKA DAHABKA EE SOMALILAND QALINKII MAXAMUUD KHALIIF AXMED(ZAKIKHALIIF)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

GOBOLKA SANAAG OO NOQDAY GOBOLKA DAHABKA EE SOMALILAND QALINKII MAXAMUUD KHALIIF AXMED(ZAKIKHALIIF)

Qormadan waxankuiftiimin DoonaArintaugu Hadal Hadayntabadanee ka soo cusboonaatayGobolka Sanaagee xaga soo saaristaDahabka ooaan hore loogu OGeynGobolkaas

Laga soo bilaabo bishii 8aadilaa 9aad ee sanadkii ina dhaafay ee2017 , waxa magaalada ceerigaabo laga bilaaabaysi aan toos ahayn baadhismacdan aan hore loogu ogeyngobolka sanaag, meelihii ugu horeeyeyey ee laga helay dahabkawaxay ahaydDeegaankaceershiidaoo xaga woqooy barikaga began magaaladaceerigaaboee gobolka sanaag , 90km uu jirtamagaalada ceerigaabo halkaasodad kooban oo sita qalabka lagu eegomacadanta ay si lama filaan ah ugu heleenmacdanta dahabka.

 

Hase yeeshemarkii lagaadhay bishii 12aadee sannadkii ina dhaafay 2017 ayey ahayd markii dadweynaha ku dhaqanmagaalada ceerigaabo iyo gobolada kale ee Somaliland si rasmi ah loo ogaadayin deegaanka cershiida dahab lagahelay in kastaoo markii hore dad badani aani aaminsanaynin degaankii ay weligoodku nolaayeen laga helay dahab aani ka war qabin , si kastabaha ahaate marki si rasimiya loo ogaaday in dahablaga helay deegaanka cershiidaayaadadka reer ceerigaabobadankoodu u yaaceen xagaa iyodeeganka laga helay dahabka,qofwalba sidii uu heli lahaa ama uu soo guran lahaa ayuu ku fekeraytaana waxafududeeyeyqalabka lagaoogaanayo dahabka oo ahaa saacada loo yaqaano(Mainland GPX500 )IyoQAAR KALEoo iyna fududeynya in la soo saaro dahabka

 

Isla markiibaqodistadahabkawaxay noqotaymid si balaadhanugu fiday degaano kala duwanoo kamid ah gobolka sanaag sida dhicir , ceel dibir, ceeleyo,waxanala hadal hayaa in buurta dhamaanteed uu ku jirodahabku , sida deegaanada xayma , Raqas iyo meel ka hooseeysagudmo biyo cassida wararka deegaanka laga helay ayey sheegayaan .

 

Hadaba gobolka sanaag oo markii hore caan ku ahaa khayraadka dabeeciga ahayaa mar labaad caan ku noqday dahabka qaaligaee wadamada adduunkuku kala hor mareensida darted markiiba waxa gobolka sanaag ku qulqulayhayadokala duwan , ganacsato , shakhsiyaad danaynayasoo saaristadahabkataasna waxa qayb libaax ka qaatayqalabka laga baadho dahabka oo Cidwalba sidiiay uu heli lahayeen geed dheeriyo mid gaabanba uu fuulay sidii ay uu heli lahayeensaacada lagu ogaanayo.dahabka . taaso dadku uu doonaneeyey wadamada dibadasida Dubaioo kale.

Hadabamarka aad uuu ku guur gashosoo saarita macanta iyo qaabka loo saarayo waxa ku arkyasa waxyaabomucjisaad ah , waxana kamidah qofku meeshu doonoha ka yimaade marku tago magaalada ceerigaabo wuxuu waraysanaya meesha ay ka xigto deegaanka lagu sheegay dahabka ka dibna wuxuu sii qaadanay wixii baahiya ee uu baahan yahay sida cuntadaiyo wixii lamid ah , wuxuuna sii kaxaysanayaalaba qof oo deegaanka ah oo ka caawiyawixii uu uga baahdo deegaankaiyo iwm



Marku tagodeegaankadahabka wuxuu meel ka dhisanayaabuulkiisa (AQAL Somali) ka dibna wuxuu uu hawl geliyaa sidi uu qabsan lahaaama uu soo saari lahaa dahabka isaga oo aan cidna la hadlaynoo degaanka oo dhan loo simanyahay ,qof walbana ku mashquulsan yahaytiisa uu gaarka ah


Marka la baadhayo dahabkasaddex hab ayaa loo baadha, habka kowaadwaxa weeye iyada oo la qodayo meesha lagu tuhmo in wax ku jiraan,ilaa ruuga ayaa la qodayahabka labaad oo ahsaacada ayaa la dul marinayaa deegaano fara badan, meesha dahabku ku jirna saacada ayaa sheegaysa oo qaylinaysa habka saddexaadwaxay uu yaqaanaan reer ceerigaabo indho Tooshle oo la macnahaah ku nasiibinmarba meelay qiyaaseenin uu ku jiro dahabku.

Dahabkani maaha mid uu baahanin la sii warshadeeyoee waa dahab saafi ahislagoobta dhexdiisana ayaa lagukala iibsada markaba, qiimeyaal kala duwana waa la kala siistaaa

Waxyaabaha kaleee aad ku arkayso meelaha layskugu yimaadosida maqaaxiyaha iyo meelaha lamidka ahin dadka badankoodu ku mashquulsan yiihiin sheekooyinka la xidhiidha dahabkasida , hebel ayaa dahabhelay, hebel kale muxuu helay, immisa ayaa la kala siistaydahabka ,hebel ayaa ka taajiraydahabkiiiyo in qof walba niyada ku hayosidii uu heli lahaa dahabka dhegahoodauu ka ka batay .

 

Dhinca kale taniyo markii laga bilaabay soo saaristadahabkamagaalada ceerigaabo ee goblka sanaag waxa kor u u kacay meecishadadaruuriga ah, halkaaso dadkii danyarta ahaa awoodi waayeenin ay ibsadaan waxyaabihii nolosha lagmamaarmaanka uu ahsida cuntada iyo iwm

Dadkanasiibka uu yeesha in aysoo saaraan dahabka ayaaisla goobtabaku iibiya dahabka , iyaga oo siinaya qiimeyaal kala duwan, lacagtana goobta ayaa lagukala qaadanaya .

 

Si kastaba haahaatearintaka soo cusbaanaataygobolka sanaag ee macdan qodista ah ayaan dawlada Somaliland waxba ka ogeyn , wax saamayn ahnaaanay ku lahaynxaga soo saarintadahabka

Wax qorshe ah oo uga yaalaana aani jirin ilaaaaaa hadaama ay sheegtay

 

ALLA MAHAD LEH

WAA QALINKII MAXAMUUD KHALIIF AXMED

Mahamoudziiko@gmail.com

TELL06343183060659335346

Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO