Thursday June 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

GOBOLKA SAAXIL BARI WUU DHISMAYAA:W/Q;MOHAMED ABDI SOYAN

1
Friday March 09, 2018 - 17:52:47 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 463
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GOBOLKA SAAXIL BARI WUU DHISMAYAA:W/Q;MOHAMED ABDI SOYAN

    Gobolka Saaxil Waxaa Ka Dhacday Qabyaalad Aan Indhaha Caafimaadka Qaba Ka Qarsoomayn,waxaa Si Badheedh Ah Ay U cadaysteen Reerka Sheegta Deegaanka Saaxil Inay Saaxil U xayirantahay Saaxil Gebi Ahaanteed Iyaga Keliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gobolka Saaxil Waxaa Ka Dhacday Qabyaalad Aan Indhaha Caafimaadka Qaba Ka Qarsoomayn,waxaa Si Badheedh Ah Ay U cadaysteen Reerka Sheegta Deegaanka Saaxil Inay Saaxil U xayirantahay Saaxil Gebi Ahaanteed Iyaga Keliya.


Gobolka Saaxil Waxaa Ka Dhacday Qabyaalad Aan Indhaha Caafimaadka Qaba Ka Qarsoomayn,waxaa Si Badheedh Ah Ay U cadaysteen Reerka Sheegta Deegaanka Saaxil Inay Saaxil U xayirantahay Saaxil Gebi Ahaanteed Iyaga Keliya.
ReerKan Oo Mugdi iyo Horuamar La,aan Ku Canqariyay Magaaladii Berbera Iyo G/Saaxil Ee Xadaarada iyo Benderka Ganacsiga ahaa Waqtigii Qabyaaladu Aasnayd .
Waxaa Soo Ifbaxday Inay Go,aan Ku Gaadheen In Iyaga Oo Keliya Wax Laga Waydiin Doonayo Gebi Ahaan Deegaanka Balaadhan ee G/Saaxil ,Haday Ahaato Galbeed,Konfur, Iyo Bariga Saaxilba Waana Rabitaan Ku Dhisan Deegaan Iyo Dad Liidid.
G/Saaxil Waa Isha Dhaqaalaha Somaliland Hadana Waa Gobol Aad Hooseeya oo Aan Kaalin Mugleh Kaga Jirin Dhanka Horumarka Iyo waxsoosaarka, Haday Noqoto Dhanka Waxbarashada,Dhanka Ciyaaraha iyo Dhaqanka,Dhanka Caafimaadka,Sababta Keentay Berbera iyo Gebi Ahaan Saaxil Waxay Tahay Af-duubka Badheedhka ah iyo Kootada Ay Ku Xidheen Reerka Ku Fanaa Inay Saaxil ku Haystaan Awood Shacab iyo Deegaaneed.
Gobolka Saaxil Waxaa Ka Dhacay Dhacdooyin Taariikhda Galay oo Cidwalbaaba Xasuusan Tahay, Waxaa Ka Mid Ah Takoorka Badheedhka Ah ee Lagula Kacay Shakhsiyaad Feker Wanaagsan Oo waxsoosaarka Ah usoo Bandhigay Dawladii Siilaanyo Iyo Gebi ahaan Shacabka Reer Somaliland,Kuwaas oo Reerka Deegaanka Kootada Ku Xidhay Ay Yidhaahdeen Mamnuuc Weeye In Deegaankayaga Qof Reer Kale Kasoo Jeedaa uu Ka Hirgeliyo Mashaariic Waxsoosaar.
Waxaa Taasi Sababtay In Bulshadii Kala Dhimato oo Toos ay Usoo Baxday Cunsuriyadii Ku Huursanayd reerkaas Hakiyay Arimo Iyaga iyo Reer S/land Ba Ulahaa waxtar.
Hadaba Deegaanka Saaxil Wuxuu Leeyahay Xeeb Aaad Udheer iyo Dhul Sare oo Loo Yaqaan Guban Sare,kaas oo Sidii Loo Hoos Dhigayay Qabyaalad Iyo Takoor Awgiis maanta Ku Sugan Noloshii 40 Sano Ka Hor Lagu Sugnaa ee Reer Guuraa Nimada Ahayd, Taas oo Wadooyin La,aan iyo Maashaariic La,aani Ay Sababtay.
Maamulka Gobolka Saaxil Ayaan Wax Horumar Ah Wadooyin , Iyo Mashaariic Bulashadu munaafacaadsato aan Ka HirgelinDeegaankaasi, Iskaba Daayo Waxaa La Saaray Deegaanadaas Guban Iyo Xeeb Caabi Iyadoo Laga Soo Horjeedo Inay Gaadhaan Horumar.
Maanta Waxaa U Hiililayay Diirkana Ka Qaaday Inay Diyaar U yihiin Dhismaha Iyo Horumarinta Deegaanada Saaxil Bari Aqoonyahanka ,Gancsatada ,Qurba Joogta, Iyo Dhalinyarada Kasoo Jeeda Deenadaas.
Waxaa Arinkani Soo Jiitay Bulshooyinka Mudada Nusqarniga Ah Aan Arag Horumar iyo Sahan Fiican oo Lagu Daryeelayo Deeganadooda.
Ugu Danbayn Hadaanu Nahay Aqoonyahanka Deegaanada Saaxil Bari waxaanu Iclaaminaynaa In Shirar Hoosaadyo Looga Aayo Tashanayo Horumarinta Deegaanda Saaxil Bari ay Socdaan, Basle Dhawaan Daaha Laga qaadi Doono, waxaanan Hanbalyo Udirayaa Odyaal Dahqamedka Iyo Halgamayaasha Udiyaarka ah Dhismaha Deegaanada Saaxil Bari



W/Q:Mohamed Abdi Soyan
Social Warker
Hargeisa,Somaliland

Bidvertise..

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO