Thursday June 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Ambassor Baashe Cawil oo Maanta Doodi BBC Somali Daaqada Kala Baxay Xildhibaan Zakariye oo Ka Tirsan Barlamanka Federaalka Somalia

1
Friday March 09, 2018 - 20:16:06 in Wararka by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 1201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ambassor Baashe Cawil oo Maanta Doodi BBC Somali Daaqada Kala Baxay Xildhibaan Zakariye oo Ka Tirsan Barlamanka Federaalka Somalia

    Xildhibaan Sakariye waa aqoonyahan Barlamaanka Somaliya ka tirsan wuxuu yidhi waxaan Difaacaya Hantida Somaliya ee Etoobiya lasiiyay sababtoo ah Dekedda Berbera Waxaa lagu dhisay Cashuurta Ummadda Soomaaliyeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Sakariye waa aqoonyahan Barlamaanka Somaliya ka tirsan wuxuu yidhi waxaan Difaacaya Hantida Somaliya ee Etoobiya lasiiyay sababtoo ah Dekedda Berbera Waxaa lagu dhisay Cashuurta Ummadda Soomaaliyeed

Xildhibaan Sakariye waa aqoonyahan Barlamaanka Somaliya ka tirsan wuxuu yidhi waxaan Difaacaya Hantida Somaliya ee Etoobiya lasiiyay sababtoo ah Dekedda Berbera Waxaa lagu dhisay Cashuurta Ummadda Soomaaliyeed

Ambassador Baashe Cawil Xaaji Cumar oo JSL ufadhiya Wadanka isutaga Imaaraadka Ee UAE ayaa Xildhibaan Sakariye ku yidhi

Haddii shalay La ahaa Ummad iyo Dawlad Somaaliyeed Waxbaynu wada lahayn Cashuurtana keligaa Maad Bixin jirin Dekedda Berberana Cashuur laguma dhisin waxaase Dhisay Ruuush iyo maraykan oo ukala danbeeyay maalgelinta Horumalinta Dekeda midna Waan Kuu sheegayaaye Somaliland Ma aha Somaaliya kaaga mana baahna Difaac Waxaase Difaac kaaga Baahan in aad Alshabaab iska Celiso in aad gaalkacayo Midayso in aad Aad Muqdisho Cashuurto Xildhibaan Saw ma ogid in Mushahar ka Aad ku nooshahay uu yahay qaadhaan debedeed Saw ma ogid in aad ka aamin baxday Askariga Somaaliga ah oo aad kaga kalsoon tahay Askariga Amisom . Is hagaaji oo Soo dhacso Shirkadaha Shisheeye ee Qaata Cashuurta Madaarka Muqdisho Dekedda Muqdisho.

Kadibna Xildhibaan Sakariye Wuu cadhooday wuxuu isku difaaco ayuu waayay wuxuu ku celceliyay Anigu Si guud ayaan ufekerayaa arimahan hoose Fahmi maayo ee aad shubayso Baashoow ee Ma Etoobiya ayaad difaacaysaa

Kadibna Baashe wuxuu ku celiyay Xildhibaan Sakariye waanu jecelnahay Wanaaga walaaladayo Somaliya maxaa Hurumarkayaga u xaasidaysaan dalkiina soo baraxa oo hagaajista Oo iska ilaawa Heshiiska Somaliland iyo Etoobiya iyo DP WORLD oo haku mashquulin

Xildhibaan Sakariye Markaa kadib BBC-DA ayuu ucawday wuxuu yidhi Telefoonka miyaan dhigaa Baashe Doodaada sare uqaad hadii kale Dooda Waan ka Baxayaa Waxan uu kahadlayaana Waa Wax jaban.

Alxaasil Ambassador Baashe Cawil Cumar waan u hanbalyaynayaa sida siduu ubuufiyay Xildhibaan Sakariye oo ah khabiir Ka Tirsan Barlamaanka Fadaraalka Dalka Soomaaliya

By Cabdisataar sabri



Bidvertise..

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO