Thursday June 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Ganacsatadda Beenyaddu Hagar-Daamoyinkay Qaranka ku Hayaan "Deeq Bixiye M/weynaha u Magan Tagtay oo Haddana La-Xidhay"

0
Saturday March 10, 2018 - 18:28:26 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 368
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ganacsatadda Beenyaddu Hagar-Daamoyinkay Qaranka ku Hayaan "Deeq Bixiye M/weynaha u Magan Tagtay oo Haddana La-Xidhay"

    Ganacsatadda Beenyaddu Hagar-Daamoyinkay Qaranka ku Hayaan "Deeq Bixiye M/weynaha u Magan Tagtay oo Haddana La-Xidhay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ganacsatadda Beenyaddu Hagar-Daamoyinkay Qaranka ku Hayaan "Deeq Bixiye M/weynaha u Magan Tagtay oo Haddana La-Xidhay"
Waa sheeko qaranka iyo madaxweynaha Ceeb ku ah, hadaan wax laga qabana, dawladda
maraykanka iyo safiirkeeda Nairobi kala hadli doono xukumaddan tabcaanka ah. Dr. Anjanette
Decarlo . waxay u shaqaysaa Aromatic Plant Research Center (APRC), waxayna samaysay qorhsa bad
baadada beenyadda iyo deeganka calmadaw http://www.conservecalmadow.org
Gabadhani waxay deeg u waday gobalka Sanaag , Ciidan police sa ayaa ka soo qafaashay hotel-ka
Mansoor, sifo sharciga aan waafaqsanayn. Iyadoo visa sharci ah kusoo gashay dalka, wax danbiyana
aan galin. maalintii isniintii ciidan boolis ah oo taliyaha boolisku soo amray xidheen, waxayna
damceen in ay dalka ka mastaafuriyaan balse waxaa ka diiday taliyaha immigration-ka oo yidhi
waxaad gabadhan kusoo xidheen waa sifo sharci daro ah, wax danbi ahna kuma haysaan. 10 hours
markay xidhnayd ayaa la sii daayey.
Salaasadii galinkii hore ayey madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland la kulantay, ugana cabatay in
laga daayo xadhiga sharci darada ah, iyo cago juqlaynta lagu hayo, markaasu madaxweynuhu u balan
qaaday in aanay cidi la hadli doonin. markaasay u sheegtay in ay caawimo u waddo gobalka Sanaag,
magaaladda Ceerigabo sida:
1. Hospital ku baxayso $2.5 Million
2. School Boarding ah
3. 43km wado ah oo ka bilaabmaysa ceerigabo ilaa buurta Calmadaw
4. Ceelal , warehouses, iyo lacag dhiiri galina
Waxay cadho galisay markii ay Dr. Anjenette Decarlo. tidhi waxaan maal galinayaa community Burta
calmadaw, wasiirka arimaha gudaha iyo beeshiisa oo dagaal dhaqaale kula jiray beesha degaankan
degta oo xaga Beenyadda ah,xukumaddii siilanyo-na wakaalad kooto ah u samaysay. maadama,
beenyadda ugu tayadda wacan ka baxdo agaasi beesha kale oo manta ku toostay.
M/weynuhu inanta markuu u balan qaaday inuu sugayo amaankedda ayaa haddan waxaa . sifo
sharci daro ah loogu xidhay Khamiistii shalay galinkii hore Gobalka Burco labo jeer. Waxaana xidhay
police-ka . markii horena waxaa xidhay taliyaha police-ka. Sida taliyaha immigration-ku u sheegay
gabadhan.


Propaganda iyo hadiidaa shirkaddaha beenyadda qarank ku hayaan, waa mid hoojinaysa sharaf
maamulka jira. Wasaaraddii ganacsiga oo iyana cabasho badani ka jirto markay group-ganacsatadda
beenyadda ahi ,wasaaraddii ayey laalush ku waaleen, waxayna sababtay in xilal waaxda beenyadda
kooto loogu xidho koox ganacsato ah.
Wasaaraddii arimaha gudaha oo iyana ku dhex milintay, murankan beenyadda ee merxaladda adag
maraya.waxani maaha wax aanu uga fadhinay xukumadda cusubi, in ay kolba ganacsato isku
dulqabsato , xalna u waydo edab darooyinka noocan ah ee soo noqnoqonaya. Sharciga iyo
akhlaaqda dawladda waa in ay dhawraan dadka waxan samaynaya.
Waxaana ayaan darobulshadda ku ah dadka caawimooyinka wadda in la rabsho lana khalkhal galiyo
aminigooda. Lana ixtiraamo , masuuliyadna la iska saaro dadka ajanbiga ah ee dalka yimaadda.
Maganta madaxweynahu damaanad qaaday oo la ilaalin waayona waxay leedahay cawaaqib xumo.
Waxayna galaafan doontaa dad badan, sida sharcigu dhigayo. Xadhiga noocan oo kale ahi, waa
sharci daro, hadii laalushku sareeyo shirkadduhu, laguna gafo xaqa qofka ajenebiga ahi leeyahay.
Unlawful detention is total human rights violation. Somaliland police bribery arrests are steadily
increasing.
Dr. Anjanette Decarlo oo galabta ka dhooftay gagida diyaaraddaha ee cigaal internation airport ayaa
waxaa interview ka qaaday Star Tv.

sareecan@gmail.com
Ahmed Ali Abdi
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO