Wednesday June 20th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska oo taabanaya qorshe la gudboon, xusbiyada mucaaridka midaynta beelaha Somaliland. Af noolina waa hadla ayna waa ciyaa Somaliya.

0
Sunday March 11, 2018 - 08:27:28 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska oo taabanaya qorshe la gudboon, xusbiyada mucaaridka midaynta beelaha Somaliland. Af noolina waa hadla ayna waa ciyaa Somaliya.

    Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska oo taabanaya qorshe la gudboon, xusbiyada mucaaridka midaynta beelaha Somaliland. Af noolina waa hadla ayna waa ciyaa Somaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska oo taabanaya qorshe la gudboon, xusbiyada mucaaridka midaynta beelaha Somaliland. Af noolina waa hadla ayna waa ciyaa Somaliya.

Bismillaahi Arramanirraxeem.Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato.


Xusbiyada qaranka ee UCID IYO WADDANI


Xusbiyada qaranka madaxda mustaqbalka ee UCID IYO WADDANI ee waddaniyiinta u ah shacabkooda, dawladdana toosinta u ah

Ka dib markii dawladdii bulshada reer Somaliland si kastaba ha ku timaaddee dalka hoggaanka u qabatay ay tahlinawayday kana mashquushay in ay turxaan bixiso shacabka walaaha ah ee tabasho ku soo kala gaadhay kala jiidashadii xusbiyada dalka

Waxaa la gudboonxusbiyada kor ku xusan in ay buuxiyaan halkaas bannaan oo ay shirar joogto ah u qabtaan beelaha reer Somaliland dhammaan xusbi kasta haw ololeeyaane ama jeegaan ha sheegtaan ama giraan ha sheegtaane.



Dawladda Somaliya

Dawladd ku sheegga Somaliya eemagacii Somalinimada dishay ee shacakii ay masuulka ka ahaayeen cadowgii ay ka ilaalin lahaayeen uu ay iyaga ilaaliyo ee ka xun dawladaha iskood uga madaxbanaanaaday sida dalka Jabuuti , dalka jamhuuriydda Somaliland horumarka ay gaadheen doonayana in sidooda cadow gacanta u galo taas oo ay geed dheer iyo mid gaabanba u fuuleen ha ogaadaan maammulka taagta daran ee toodiiba u taagla, xasadka iyo xumaanta ay hawada u marinyaan walalood horumarka gaadhay in aanay waxba iskaga dhimayn ee xasadku guul u horseedaayo shacabka Somaliyeed ee ay nimankaasi horjoogaha u yihiin waxaa la gudboon in ay iska qabtaan god dheerna iskaga ridaan si aanay sharaftooda ugu cayaarin.

Dawladaha la jaarka ah , dalka jamhuuriydda Somaliland dalku wuxuu diyaar u yahay ilaalinta xuduudaha ganacsi xor ah dhinac walba ah isusocod jaarnimo ammaan ah.

Talo soo jeedin.

  1. Maamulka xamar lagu ilaaliyo in uu ka wantoobo cadaawadda aan ugubka ahayn ee soo jireenka ah(afxumo nabadna way kaa kaxaysa colaadna waxba kaagama tarto)
  2. Bulshada reer Somaliland ka digtoondaan dhibtii soo martay ee wali ilaabin diyaarna ahaadaan.
  3. In aan waxba waxba laga soo qaadin maamulka xamar ka ooyaya .
  4. In xusbiyada qaranka Somaliliand in ay dhex u ahaadaan bulshada reerSomaliliand beelihii ka codeeyey iyo kuwii u codeeyeyba.
  5. Dawladda Somaliland in ay ka dheeradan in ay soo kala dhowastaan bulshada walaaha ah ee dalku ka dhexeeyosimanna ula dhaqmaan shacabka reer Somaliland ama jeegaan ha ahaadaan ama giraane diyaarna u noqdaan doorasho dalka ka qabsoonta mustaqbalka
  6. In shacabka walaaha ah dhan uga soo wada jeedaan ilaalinta dalkooda hooyo ee mar walba hurrran meelna aanay uga kacayn diyaarna u noqdaan doorasho dalka ka qabsoonta
  7. Si kasta oo dalka biyo ku filan loo helo waa waajib haddii ay ka gaabiyaan maammulka ama hoggaanka dalku waxaa xil la wareegi kara shacabka ama xusbiyada qaranka
  8. In la badiyo Alla ka cabdisiga salaaddana la oogo baryada ilaahayna aan laga daalin.

Qolada xamar lama joogo xilli lays gumaysto waana laga gudbay haddii ay mar idiin suuragashay xasuuqii aad gaysateen, haddii mar la odhan jiray nalka Hargaysa ma xamarba laga daara taasi way soo dhamaatay.

Dhallinyarada reer Somaliland doqoni haddii la xafiiltamaayo in la kala tegaayo ayey moodda

Ninkii awooga iyo hooyadaa iyo aabaha dilay ayaa idigana kula maaggan dhibtii iyo qaxii uu waalidkaa la kulmay.

Horumrakaaga ciidda diiddan adna diid

Deeq Cabdi Digale

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO