Wednesday June 20th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Labada Gole Baarlamaan ee JSL iyo SL waa kala maan ee aan ukala Waramo /// Qalinkii Abdisataar Sabri

0
Monday March 12, 2018 - 19:05:47 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 348
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Labada Gole Baarlamaan ee JSL iyo SL waa kala maan ee aan ukala Waramo /// Qalinkii Abdisataar Sabri

    Marhadii Golaha Barlamaanka Dawladda Somaliya uu umidoobay Xin xaasidnimo kasta oo lidi ku ah Gobonimada iyo Madaxbanaanida Qaranimada Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marhadii Golaha Barlamaanka Dawladda Somaliya uu umidoobay Xin xaasidnimo kasta oo lidi ku ah Gobonimada iyo Madaxbanaanida Qaranimada Somaliland

Marhadii Golaha Barlamaanka Dawladda Somaliya uu umidoobay Xin xaasidnimo kasta oo lidi ku ah Gobonimada iyo Madaxbanaanida Qaranimada Somaliland Isla markaana uu iska indho tiray Xal uhelida Mushkilahaha Nololeed iyo Dawladeed ee ku Xeeran Shacabka Muqdiaho iyo guud ahaan Dalka ay metelaan ee 1991 labaxay Magaca Somaliya oo lixdankii ka hor talyaanigu uqaxay Xilligii gumaysiga . waxaa lagama maarmaan ah in Baarlamaanka Sharciga ah ee Shacabku doortay ee Somaliland Gar iyo gardaraba iyana ay Ficil Midoobaan oo ay isku meel ka istaagaan Qadiyada Caalamiga ah ee Heshiiska Maalgashi ee dekeda Magaalada Berbera Si lamida Sida Baarlamanka Muqdisho Ay isugu raaceen Diidmada jiritaanka Dalka Somaliland , Diidmada Horumarka Somaliland, waxaa qasab ku ah Xildhibaankasta oo somalilaandar oo katirsan Baarlamaanka JSL in uu go'aansado oo Gudoonto Difaacida Danta guud iyo Maslaxadda Qaranimada Ummadda ay Metalaan ,

Maanta oo kale Ma aha maalin Lala gor gortamo Xukuumad Cusub oo aan Boqol Dharaadood jirin marka xigtana Dhibaato Dhaqaale iyo nololeed haysato oo Guux reeraysan oo Giraanaysan oo Jeegaamaysan ku furanyahay Sidoo kalena Xukuumad ahaan Xulashada Wasiiradeedu Weli aanay damcad iyo dhadhan ku yeelan Hadal haynta Carabka Shacabkii Doortay siyaasad ahaanna aanay intooda badani saamayn kuyeelan Naqdinta Mucaaradka Wadanka geesta kalena Boqol dagaal oo debed iyo gudaba leh la kawsatay oo ilaa haddana ay ku Socdaan, Mudanayaal ma aha maalin la niyad jabiyo Huyuunta Dareenka Togan ee Shacabka Somaliland ee jecel in aad lajirtaan Jiritaanka Qaranimada iyo Dareenka M/waynaha Jamhuuriyadda Barakaysan S/land

Golaha Baarlamaanka JSL Waxaan Dareen siinayaa Oo aan leeyahay hadii aad wax diideen oo saluugteen La macaamilka Siyaasadda Kulmiyaha Cusub ee Talada Dalka haya Hadda Shacabka kama qarsoona in Xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi labaduba laabanyihiin balse Keliya Mudanayaal Wax walba Ku ilaaba Doonista Shacabkiina Ficil raacay Rabitaanka Madaxweynaheena oo si gaara idiin eegaya sidaa Darteed Shacabku wuu liqi waayay Wixii shalay aad badeen Wasiirka Arimaha Debedda Sacad Cali Shire oo aan Aftahanimo isbixinayn Kana tirsan Dawlad Hayn leh balse "Hoo" aan ubaran Inkastoo la Xisaabtanka dawladnimo uu marwalba Yahay Furalaha ilbaxnimada iyo Furfurnaanta Dimuqraadiyada hadanna Maanta waxaa waxwalba ka horaysiisan Hiil Qaranimo oo ummad ahaan iyo Dawlad ahaan iyo weliba dawlado aynu saaxiib nahay ay marti idiinka yihiin .

Fadlan Sheregaree oo aragtidaada nagu kab hadii Deelqaaf qoraalka kujira na Waa rayigayga ee yaynaan isku Ceeb San

Qalinkii Abdisataar Abdilaahi Ali " Sabri "



Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO