Thursday June 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Somaliland Marti Uga Noqon Mayso Heshiiska Dp World Iyo Ethiopia , Dawladda Federaalka Somalia.

0
Tuesday March 13, 2018 - 11:43:19 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 191
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Marti Uga Noqon Mayso Heshiiska Dp World Iyo Ethiopia , Dawladda Federaalka Somalia.

    Somaliland iyo Somalia waxa ay sida la wada og yahay ay union noqdeen markii gumaystihii ingriiska iyo talyaaniga ay xoriyada ka qaateen markaas oo lana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland iyo Somalia waxa ay sida la wada og yahay ay union noqdeen markii gumaystihii ingriiska iyo talyaaniga ay xoriyada ka qaateen markaas oo lana

Somaliland iyo Somalia waxa ay sida la wada og yahay ay union noqdeen markii gumaystihii ingriiska iyo talyaaniga ay xoriyada ka qaateen markaas oo lana baxeen JAMHUURIYADA SOMALIA , waliba dhanka Somaliland ay ka go’nayd in la helo shantii Soomaaliiyeed oo laysku wadda keeno, may dhicin taasi oo waa halkii Abwaan Ilka Jiiree uu lahaa:-



Habeenkii Xoriyadeed

Ruuxna Abid Hilmaamayn

Habeenkii Xoriyadeed

Haybad Wayne Calankana

Hawadaada Guud Sudhay

Anigoon Hargaysaay

Hubaashi Ku Haqabtirin

Umad Kala Halawdoo

Gumaysi Haystaan

Habayntood U Hagarbaxay

Hal Inaan Ahaanan

Hayigayga Galiyoo

Maankay Ku Haystoo

Anoon Hoosba Uba Dayin

Raga Ila Hirdamayaan

Haw La Idhi Xoriyadii

Hadal , Heshiis Iyo Barashona

Hareer Maray

Hays Raacdo Waatay

Hoobaladu Ku Heeseen

Hayaankayga Geediga

Hogol Ii Hilaacdoo

Iblays Ii Hadoodilay

Sahan Li’i Hayaanshoo

Waxaan Haystay Oo Idil

Haf Intaan La Idhibaan

Xamar Ula Hayaamay

Hubso Talo U Baahnayd

Hubaashii Il Duufoo

Hayb Baa I Eryaysee

Haye Fudud Intaan Idhi

Warqadii Hortaydana

Hore Ugu Saxeexoo

Halaq Iyo Abeesaan

Hoy Qudha Wadaagnay.





Somaliland waxa ay xoriyadeedii ay il duuftay ee ay xamar gaysay dib ugalasoo noqotay 18 May 1991. intaa wixii ka dambeeyey Somaliland waxa ay tahay wadan jira oo leh haykal Dawladdeed oo indhaha caafimaadka qabaa aanay dafiri Karin waxa ay tahay Somaliland . Hada arinka maalmahanba taagnaa ee ah Heshiiska ay Somaliland la gashay shirkada DP world iyo Ethiopia ee dawladda faderaalka ah ee Somalia ay leedahay heshiiskaasi ma shaqaynaayo oo Berbera anagaa xukuna. Intaanad meelkaleba aanad u haqal taagin horta taadaa la dhistaa mar hadiii dawladda federaalka Somalia aanay maamuli karinba Maamul Goboleedyada sida sharciyana u hoos yimaada dawaladda federaalka, oo mid waliba dhankiisa siduu doono isu maamulaaya.


"Nin ku yidhi sinaan mayno adna diid sarayntiisa” Hadraawi. Dekeda Berbera waa laf dhabarta dhaqan dhaqaale ee Jamhuuriyadda Somaliland, dawladda Somaliland cidna uma daba fadhiisanayso wixii heshiis caalamiya ee ay galayso kuna horru marinayso waddankeeda. Hanoqoto ta imika ay la gashay Waddamada Shesheeye, waana heshiis sharciya oo leh awood fulineed. dhaqan galay shaqeeyana, Meel laga hadlona hada ma taagna ee waxaan leeyahay Somalia ku mashquulka wadan qayrkaaya waxa kaaga magac roon adoo maareeya taadan baylahda ah , kana waantooba xiqdiga iyo xaasidnimada aad la daba taagantiin Somaliland.


( Somaliland Way Tis Qaadee Adna Taageer)


Dowlad Yusuf Mohamed

Tell:- 063 4417917-063 4444096

Email:- Dowlad2009@Gmail.com



Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO