Thursday June 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Faraqa u Dhexeeya; Qoraa, Mu-allif, Noofalayste iyo Turjumaan Author Vs Writer,Novelist,Translator Qaybtii 1aad:

0
Tuesday March 13, 2018 - 17:40:15 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faraqa u Dhexeeya; Qoraa, Mu-allif, Noofalayste iyo Turjumaan Author Vs Writer,Novelist,Translator Qaybtii 1aad:

    Faraqa u Dhexeeya; Qoraa, Mu-allif, Noofalayste iyo Turjumaan Author Vs Writer,Novelist,Translator Qaybtii 1aad:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faraqa u Dhexeeya; Qoraa, Mu-allif, Noofalayste iyo Turjumaan Author Vs Writer,Novelist,Translator Qaybtii 1aad:
Writer: Waa qof ku cabbira afkaarta qoraal, kuna guda jira shaqooyinka qoraalka ah sida buugaagta. Inta badan waxa uu wax ka qoraa Fanka iyo Suugaanta (Art & Literature). Novelist: Waa qof qora sheekooyin mala-awaal ah, amma dhab ah, oo kusoojiita, qosol iyo
majaajilo ku dheehantahay. Author: Waa qof soo ururiya xaqiiqooyin, warbixino,dhukmantiyo. Habeeya oo tilmaama tixraacooda. Hal-abuur leh , Abuuri kara qoraal curis ah oo ku dhisan fikir. Turjumaad iyo Macnayn(Translation & Interpreting): Wixii qoraal ah ee loo bedelo luqad kale waa la turjumay. Wixii hadal ah, amma suuldhabaale ah ee loo badalo luqad kale waa la macneeyay. Dadka wax turjumaa waxa ay bartaan aqoonta TURJUMAADA . Barashada turjumaada Vs Barashada luqadaha: Turjumaadu waa majaal waxbarasho amma xirfadeed oo gaar ah(Separate discipline or field of study) kana duwan barashada luqadaha. Haddii qof sito shahaado darajada 1aad ee luqada Ingiriisiga iyo Carabiga, ma odhan karno hebel waa Turjumaa labada luqadood ee Ingiriisi iyo Carabi. Balse haddii uu sito shahaado isku turjumaada labada luqadood ah waynu odhan karnaa hebel waa turjumaa labadaa luqadood ah. (BA in English/Arabic Languages Vs BA in Translation of English/Arabic Languages). Turjumaadu ma aha kalmada amma weedha ku beeg mid la macno ah. Waxa ay leedahay qaacidooyin la raaco, miisaan la saaro iyo noocyo kala duwan. Waxa kale oo ay ku xidhantahay sida aad u taqaano Balaaqada, Naxwaha iyo Suugaanta luqadaha aad isku turjumayso. Waxaana lagama marmaan ah haddaad turjumaan noqonayso ugu yaraan waan in aad taqaanaa mid ka mid ah LUQADAHA LOO YAQAANO HOOYOOYINKA AFAFKA oo ah:
1. Arabic
2. Hebrew (Afka Yuhuda)
3. Persian
4. Latin (Spanish, French, Italy…)


5. Urdu/Hindu
6. Russian
7. Chinese

Waxa aad iyo aad u muhim ah in uu qofka Qoraaga ahi uu wax badan ka yaqaano Censorship of Writing and Translation (FAAF-REEBKA QORAALKA). Fadlan Lasoco qaybta 2aad ee taxanaha…………………………..

Reg,

Mohamed Omer Abdilahi(Saleban)
Administration and Finance Consultant Hargeisa
Cell Phone 252 2 63 4123692
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO