Thursday June 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Rukuucdaye Waa Halkaad Ku Sujuudaa.

0
Tuesday March 13, 2018 - 20:40:14 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rukuucdaye Waa Halkaad Ku Sujuudaa.

    Nin wadaad ah oo degaan u shiikha ayaa mid kale oo kub ku siigaale ahi ku qabsaday iimaamnimadii. Iyagoo isla ildaran, caamadiina ku dhex wareertay ayaa meyd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin wadaad ah oo degaan u shiikha ayaa mid kale oo kub ku siigaale ahi ku qabsaday iimaamnimadii. Iyagoo isla ildaran, caamadiina ku dhex wareertay ayaa meyd

Nin wadaad ah oo degaan u shiikha ayaa mid kale oo kub ku siigaale ahi ku qabsaday iimaamnimadii. Iyagoo isla ildaran, caamadiina ku dhex wareertay ayaa meyd la keenay si loogu tukado. Ninkii qasabka wadaadnimada ku rabay ayaa salaaddii jinaasada iimaamnimadeedii qasab ku galay. Ninkii shiikha degmada u ahaa faraha ayuu uga qaaday, waxayse horseedday ceeb iyo fashilaad. Wadaadkii Xaaji Qasab salaadii ayuu xidhay iyadoo meydkii hortiisa oo ku dhow yaallo. Markii uu ragcaddii hore takbiirtii iyo Faataxadii akhriyey ayuu rukuucay. Ceebbaa alla la maaggaye salaadda janaasadda lamana rukuuco, lamana sujuuddo. Iimaankii degmadda oo indho adaygiisa awalba la yaabbanaa baa ku yidhi rukuucdaye waa halkaad ku sujuuddaa. Waa runtii oo ma sujuuddi karo ileyn meydkiibaa halkii uu ku sujuuddi lahaa yaalla e. Waxaa ninkaa salaatul jinaasada ku rukuucay ka dhigin baarlamaanka iyo xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee AMISOM Muqdisho ku ilaaliso, UN-tuna mushahaarka siisaa markay yidhaahdeen DP World ayaanu Berbera ka mamnuucnay. Waxaa la yaab ah dhul iyaga laga mamnuucay oo aanay cag soo dhigi karin bay yidhaahdeen cid kale ayaanu ka mamnuucaynaa. Bal aan eegno halka ay ku sujuuddaan iyo sida ay ficil ugu roggaan sharcigii ay meel mariyeen.
Madaxweyne Muuse Biixi wuxuu yidhi ama annagaa cid waxba fulinwayda oo ay iyagu haystaan noqon doona ama iyagaa dameer iska ciyey noqon doona. Bal duugga iyo halkay cagadhigato aynu ka war dhowro.


Allaa Mahad leh,
Ismail Awad

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO