Tuesday July 17th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Golaha Iyo Gudida Xanig Iyo Wareeg Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Ehelada Maamulihii Dugsiga Sare Ee Gar –Adag Marxuum Muuse Siciid Ayaanle

0
Sunday April 08, 2018 - 23:22:14 in Maqaallo by Wariye Mabaaqde
  • Visits: 424
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Iyo Gudida Xanig Iyo Wareeg Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Ehelada Maamulihii Dugsiga Sare Ee Gar –Adag Marxuum Muuse Siciid Ayaanle

    Golaha Iyo Gudida Xanig Iyo Wareeg Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Ehelada Maamulihii Dugsiga Sare Ee Gar –Adag Marxuum Muuse Siciid Ayaanle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Iyo Gudida Xanig Iyo Wareeg Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Ehelada Maamulihii Dugsiga Sare Ee Gar –Adag Marxuum Muuse Siciid Ayaanle

Annagoo ah Golaha iyo Guddida Xanig iyo Wareeg ee beesha AFB waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa qoyskii, qaraabadii, qaranka Somaliland iyo bahda waxbarasha Marxuum Muuse Siciid Ayaanle oo gacan ka xaqdarani ku dishay tuulada Waridaad. Alle waxaanu uga baryayanaa in marxuumkaas alle qabriga u nuura jannadiisana ka waraabiyo dhammaanteena Sabir iyo Iimaan inaga siiyo. Aamiin Aamiin. Guddida Xanig iyo Wareeg. 1-Siciid Caydiid Aw jaamac 2-Maxamuud Maxamed Adan Goodir 3-Cawil Axmed Carab 4-Axmed Cabdi Muuse 5-Mubaarik Muuse 6- Sheekh Salaad 7- Maxamed Xasan Yuusuf 8-Ifraax Jirde 9-Aasiya Warsame


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO