Tuesday July 17th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

TACSI TIIRAANYO LEH,انا لله وانا اليه راجعون البقاء لله

0
Monday April 09, 2018 - 10:27:09 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 671
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI TIIRAANYO LEH,انا لله وانا اليه راجعون البقاء لله

    TACSI TIIRAANYO LEH,انا لله وانا اليه راجعون البقاء لله

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TACSI TIIRAANYO LEH,انا لله وانا اليه راجعون البقاء لله انا لله وانا اليه راجعون البقاء لله
Maamulihii Dugsiga sare ee Gar adag
marxuum muuse siciid Ayaanle alle ha u naxariisto, waxaan ka Tasci u diraynaa Dhammaan Bahba Wasaaradda waxbarashada Somaliland, Qoyskii iyo Qaraabadii iyo dhammaanba Reer Saciid Ayaanle iyo Osman mahamud saciid gaar ahaan xoghayaha guud ee G wakiilada Somaliland Abdirisaaq siciid ayaanle anagoo la wadaagayna geeridaas ku timi marxuun muuse saciid ayaanle oo u geeriyooday dhaaca uu u gaystay Askari ka tirsan Police Somaliland ee Degmada waridad .

TACSIDAN waxaa diraaya Jaaliyada somaliland ee Germany ee magaalada Kassel.

1. Gudoomiyaha jaaliyada Dr Jamal abdi Hiis 2. Wariye Mustafe fatu
3. Mustaar Daahir aadan .
4. Ahmed ali ade
5. Mahamed abokor sulaiban
7. Abdilaahi hassan
8.Abdirashiid yuusuf geedi
9.Maryan aadan .
10 . Hodan mahamed
11. Abdirahman dhuldile
12. Aadan xuseen warsame.
13. Abdihakin hariir.
14. Abdi qani Gaagaale
15. Abdirahman xuseen jaamac
16.Suldaan ahmed ugaas bashiir.
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO